Madaxweynaha la doortay ee J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqdey xarunta madaxtooyada, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyey Madaxweynihii…
Browsing: Farmaajo
“Waxaan maanta kulan la qaatay Madaxwyenihii hore. Waan uga mahadcelinayaa kaalintii uu ka geystay dowlad dhiska Soomaaliya” Madaxweyne Farmaajo
Xildhibaanada labada gole ee kasoo jeeda Beesha HabarGidir ayaa kulan ay la yeesheen madaxweynaha cusub ee Soomaaliya hordhigay Dalab culus oo…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa maanta tegay xarunta Villa Somalia ee looga arrimiyo Soomaaliya, halkaasoo uu ku qaabilay madaxweynihii hore…
Bannaanbax rasmi ah oo maamulka Gobolka Banaadir soo qabanqaabiyay maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyagoo lagu taageerayay doorashada madaxweynaha cusub…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inuu furay xafiis ay howshiisu noqon doonto talo ururin.
Sida madaxweynihii ka horeeyay ee Xasan Sheekh ayuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ku shaqeynayaa Hotel kiro maalmaha ugu horeeya ee…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa waxba kama jiraan kasoo qaaday iyo caado joogto ah taageerada shacabka u fidiyaan…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhaqaaqay qabashada bannaanbax lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya xilli Madaxweynaha uu dalbaday in dadwyenaha…
Nin baraha bulshada ku qabsaday isagoo habeenkii la doortay madaxweyne Farmaajo bannaanbax u soo baxay isagoo leh: AR FARMAAJO II…
Ciidamada AMISOM ee ka howlgala madaxtooyada Soomaaliya ayaa ku biiray ilaalada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo kadib xamaasad…
Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa bayaan uu soo saaray kusoo dhoweeyay geedi socodkii doorashada Soomaaliya ee la soo gabagabeeyay iyo…
Wararka laga helayo xafiiska Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegaya in la joojiyay kulan caawa dhex mari lahaa xildhibaanada labada aqal ee…
Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay qorshihiisa iyo arrimaha horyaalla dowladda loo doortay.
Qabanqaabada xaflada caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa ka bilaabtay Muqdish, iyadoo ay hareysay xaalad mugsi ku jiro.
Saddex ka mida musharixiintii la tartamay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday casho sharaf xalay ay ka qeyb galeen…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa soo dhoweeyay isbedelka ku yimid hogaanka sare ee dalka…
Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo wareysigii ugu horeeyay bixiyay ayaa ka hadlay qorshihiisa 100-ka…
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa la kulmay musharixiintii isbedeldoonka ee xilka kula tartantay, kulanka oo ahaa…
Musharaxii xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Warsame oo looga guuleystay doorashada ayaa eedeyn u jeediyay madaxda maamul goboleedka Puntland.
