Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed oo xilka loo doortay.
Browsing: Farmaajo
Madaxweynaha dalka Recep Tayyip Erdogan ayaa khadka telefoonka kula soo xiriiray madaxweynaha cusub Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo si uu ugu…
Mar waliba ma dhacdo in qof kaliya uu laba madaxweyne oo kala duwan gacanyare u wada noqdo, kadibna ay ku…
Magaalada Gaalkacyo ayaa ka duwan magaalooyinka kale ee Soomaaliya, iyadoo dagaalo ka dhaceen una qeybsan laba maamul, laakiin doorashadii madaxweynaha…
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa bedelay ciidamadii AMISOM ee ilaalada u ahaa madaxweynaha Soomaaliya.
Wakiilada Beesha caalamka ayaa kulankoodii ugu horeeyay la yeeshay madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay isu soo baxyo aan cidna abaabulin oo xalay iyo maanta ka dhacay magaalooyin…
Waxaa saacdihii ugu danbeeyay soo baxayay warar sheegaya in madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu diiday inay…
Mid ka mid qoyska Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya ayaa ka hadashay guusha doorashada Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa horyaallo arrimo badan oo ay ka mid yihiim amniga, musuqa, dowlad wanaagga,…
Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa la dejiyey hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ahaa hotelkii la dejiyay…
Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa hambalyo qoraal ah u diray madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynihii ugu horeeyay maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa hambalyo u diray, soona dhoweeyay madaxweynaha cusub ee la doortay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa uga mahadceliyay shacabka taageerada ay la garab taagan…
Soomaalida ku nool dalka Kenya, gaar ahaan xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa isugu soo baxay wadooyinka iyagoo u dabaadegaya…
Madaxweynihii ugu horeeyay ee dal kale ayaa hambalyo u soo diray madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Bannaanbax iyo taageero habeenimo ayaa caawa dadweynaha Muqdisho isugu soo baxeen wadooyinka caasimadda iyagoo taageeraya madaxweynaha la doortay ee Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markiisii ugu horeeyay soo saaray daqiiqado kadib markii xilka loo dhaariyay.
Rasaas xoog leh ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho iyadoo uu madaxweyne noqday Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Waxaa socota tirinta codadka musharaxiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya oo ay wareega labaad isugu soo hareen saddex musharax.
