Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi (Farmaajo) ayaa xafiiskiisa iyo shaqo maalmeedkiisa caadiga ahaa u wareejiyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.
Browsing: Farmajo
Loolankii siyaasadeed ee u dhaxeeyay dalalka saameynta ku leh arrimaha Soomaaliya ayaa gabogabo ku dhow, kadib markii dowladda Soomaaliya ay…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya uu booqasho ku tegi doono dalka Qatar,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay wehliyaan qaar kamid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta kormeer shaqo ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer kedis ah ku maraya Xeryaha ciidmada magaalada Muqdisho.
Isbedel ayaa saaka laga dareemay magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada amniga laga qaaday wadooyinka u xirnaa magaalada oo keenay in…
Shirkii Dalalka Ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee ka mida AMISOM ayaa ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda iyadoo ay…
Senator Mareykan ah oo magaalada Muqdisho booqday, isla markaana la kulmay madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aanay kalsooni…
Safaaadda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa baahisay in Senator Jack Reed oo ka Tirsan Aqalka Senate-ka Mareeykanka uu magaalada Muqdisho kula…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Turkiga Hakan Cavusoglu ayaa kulamo kala gaara Muqdisho kula yeeshay caawa madaxda dowladda Soomaaliya.
Madaxweynihii hore ee Galmudug, horena u soo noqday wasiir C/kariin Xuseen Guuleed ayaa su’aal ka keenay in Soomaaliya ay sanadkii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadaly arrinta dhiibistii sarkaalkii ONLF ee Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi…
Shirkadda nadaafadda Magaalada Muqdisho ee ECCO ayaa soo dhex gashay dood ka taagan dhul dan guud ah oo laga siiyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda ka qeybgalaysa Shir-Madaxeedka 30-aad…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika,…
Addis Ababa, 28 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu maanta u dhoofo Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa la filaya iney caawa.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi ayaa sheegay inuu magacaabayo Guddidabagal ay ugu sameyn lahaayeen mashaariicdii uu soo dhagax…
