Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Sidee dowladda Qatar uga guuleysatay dalalka Imaaraadka & Sacuudiga loolankii Arimaha Somaliya [Warbixin]

    Sidee dowladda Qatar uga guuleysatay dalalka Imaaraadka & Sacuudiga loolankii Arimaha Somaliya [Warbixin]

    March 11, 2018Updated:March 11, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Loolankii siyaasadeed ee u dhaxeeyay dalalka saameynta ku leh arrimaha Soomaaliya ayaa gabogabo ku dhow, kadib markii dowladda Soomaaliya ay siyaasad ahaan la wareegeen mowqifkeeda dalalka Turkiga iyo Qatar.

    Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa dadaal weyn ugu jiray inay dhinacooda soo raaciyaan dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxyana ugu horeyntiiba cadaadis  ku saareen dhinacyada dhaqaale iyo siyaasadeed, kadib khilaafkii khaliijka.

    Mashaariic Sacuudigu u balanqaaday dowladda Soomaaliya ayaa dib u dhac weyn soo wajahay kadib markii ay Soomaaliya go’aan dhexdhexaad ah ka qaadatay khilaafka dalalka Khaliijka, waxaana Sacuudiga arrinta Soomaaliya u xilsaaray Imaaraadka oo galaangal weyn ku dhex leh siyaasadda Soomaaliya.

    Tallaabooyinkii ay qaaday Imaaraadka ee ay ku dooneysay inay ku so jiidato dowladda Soomaaliya ayaa gebi ahaan socon waayey, kadib markii Safiirka Imaaraadka uu si xun u maareeyay, waxaana arrintaasi ka dhalatay inuu sii xumaado xiriirka dowladda Farmaajo iyo Imaaraadka taasoo ay ugu danbeysay safarkii Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ee Imaaraadka oo ku soo dhammaaday fashilka iyo arrinta qaraxay ee heshiiska dekadda Berbera.

    Qatar oo kaashaneys Turkiga ayaa dhinaca kale guulo kasoo hooyey inay helaan kalsoonida dowladda Soomaaliya, waxaana dowladda Qatar ay si weyn uga faa’iideysatay Turkiga oo saaxiib dhow la ah Soomaaliya, waxana labada dhinac ay isla wadaan mashaariicdii ugu horeysay ee Qatar a fuliso Soomaaliya.

    Socdaalka madaxweyne Farmaajo dhowaan ku tegi doono dalka Qatar ayaa ka dhigan calamadii ugu dambeysay sida ay Qatar uga guuleystay isbaheysigii Sacuudiga iyo Imaaraadka ee doonayey inay dowladda Soomaaliya dhinacooda kasoo jeesato.

    Dad badan ayaa aaminsan in loolanku aanu weli dhammaan oo Imaaraadku adeegsan doono madaxda maamul goboleedyada dalka iyo xildhibaanno uu ku dhex leeyahay Baarlamaanka, taasoo ku filan in dowlada Farmaajo ay noqoto mid aan ka bixin khalkhal siyaasadeed oo gudaha ah.

    Farmajo Imaaraadka Qatar Somalia Top Turkiga UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Itoobiya oo Dad Shacab ah ku laayey Xuduudka Dalalka Itoobiya iyo Kenya
    Next Article Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo Canshuurta Iibka gaarsiiyay Maamul Goboleedyada [Akhriso War-murtiyeed]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo