Dableyda Alshabaab ee fulisay weeraradii is-midaaminta ahaa ee ugu danbeeyay ayaa la sheegay inay yihiin xubno Ajnabi ah oo Alsahbaab…
Browsing: Gaalkacyo
Ujeedo:War saxaafadeed kasoo baxay Golaha Wasiirada Galmudug
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug C/Xakiin Cumar Cameey ayaa sheegay in xayiraadda ay ku soo rogeen Gaadiidka ka yimaada Koofurta…
Maamulka Galmudug ayaa ka digay ciidamo la sheegay inay Puntland ay soo dhoobtay magaalada Gaalkacyo oo keenay xiisad colaadeed.
Galmudug ayaa si kulul uga hadashay go’aanka Puntland ee ku saabsan in gaadiidka ka baxa Koofurta Soomaaliya aysan geli karin…
Ciidamada Puntland ee magaalada Gaakacyo ayaa xirxiray darawallada gaadiid gaaraya 12 oo magaaladaasi ka daadgureynayay dad barakacayaal ah.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo isbuucii ugu danbeeyay ku sugnaa dalka Itoobiya ayaa u dhoofay dalka…
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hadlay qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee…
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/xakiim Xaaji Cumar Camey oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa faahfaahin ka bixiyay Qaraxyadii Gaalkacyo.
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in si weyn loo adkeeyay ammaanka magaalada dhinaceeda Waqooyi ee Puntland…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlay qaraxyadii Gaalkacyo ayaa Alshabaab ku eedeeyay inay yihiin arxan laaweyaal aan kala…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in meydad hor leh laga helay guryaha ku dumay qaraxyadii…
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ee Gobolka Mudug iyo magaalada Gaalkacyo qeybta ay maamusho Puntland ayaa ku dhintay qaraxyadii maanta ka…
Howlgal ay ciidamada DANAB iyo kuwa Puntland ka sameeyeen Koonfurta Gaalkacyo ayay gacanta ku soo dhigeen Gaari uu leeyahay nin…
Ciidamada Kumaandooska Milateriga Soomaaliyeed ee Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa gacanta ku soo…
Ciidamada Kumaandooska DANAB ee xoogga dalka ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo gacanta la sheegay inay kusooqabteen shan ka…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo wafdi la socda ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka Diyaaradaha Okasha ee Koonfurta Gaalkacyo.
Ciidamo ay dowlada Soomaaliya geystay magaalada Gaalkacyo ayaa xiisad ka dhex abuurtay maamulada magaaladaasi ka jira ee kala taabacsan Puntland…
Ciidamadii DANAB ee Kumaandooska Milateriga Soomaaliya oo dhowaan la dejiyay garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa lagu eedeeyay inay afduub ka…
Warar hor leh ayaa kasoo baxaya ciidamo ka socda kumaandooska Milateriga Soomaaliya ee DANAB oo dhowaan loo duuliyay garoonka magaalada…
