Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaalka uu ku tegay magaalada Gaalkacyo ee xiisada colaadeed…
Browsing: Gaalkacyo
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed madoobe) ayaa goor dhoweyd ka duulay magaalada Kismaayo isagoo ku sii jeeda magaalada…
Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi la socda oo xalay ku hoyday magaalada Gaalkacyo saakana u gudbay magaaladaa…
Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Nicholas Kay oo war ka soo saaray dagaalada ka soo cusboonaaday Magaalada Gaalkacyo ee gobolka…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo ee dirirtu u dhexeyso inay…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Cadaado, waxa…
Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha C/raxmaan Maxamed Odowaa ayna ka mid yihiin wasiiro…
Madaxtooyada Puntland ayaa war-murtiyeed kasoo saartay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, waxayna Puntland ku eedeeysay dagaalka maamulka Galmudug iyo…
DAAWO SAWIRRO DAGAALKII MAANTA KA DHACAY MAGAALADA GAALKACYO IYO DUQEYNTII MAGAALADA
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa dib ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho kadib markii socdaal qaatay 24 saacadood…
Wararka hadda laga helayo magaalada Magaaladda Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo ay isku hor fadhiyeen ciidamada maamulada Galmudug iyo…
Wararkii ugu danbeeyay ee m aan ka helayno magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal goos goos ah…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka degay galabta magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo ay soo dhoweeyeen…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in ujeedka socdaalkiisa uu yahay sidii loo afjari lahaa xal warana…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta ka degay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud oo xarun u ah…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa ku eedeyay dowlada Federaalka inay ka danbeyso xiisada colaadeed ee ka taagan magaalada Gaalkacyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Gaalkacyo isagoo kulamo kala duwan la…
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in heshiis laga dhex waday labada maamul ee Puntland…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo oo shalay dagaal culus ku dhex maray ciidamo kala taabacsan maamulka Puntland iyo Galmudug ayaa…
Gaalkacyo waxaa iigu dambeysay 1996. Waxaan dhowr cisho joogay oo aan degganaa Hotel ku yaalla dhinaca woqooyi ee Gaalkacyo, si…
