Alshabaab ayaa war ay caawa soo saartay ku sheegatay mas’uuliyadda qaraxii galabta lala beegsaday Taliyihii Saldhiga Booliska Koonfurta Gaalkacyo Cawil…
Browsing: Gaalkacyo
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Qarax lagu xiray Gaari uu ka dhacay magaalada, kaasoo lala beegsaday taliyah…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf ayaa dadkii dhowaan lagu laayey magaalada Gaalkacyo dusha u saaray ciidamo ka amar qaata dowladda…
Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa su’aal ka keenay xasuuqii 9-ka qof ee shacabka ah lagu laayey Koonfurta magaalada Gaalkacyo., kadib…
Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhaba, isagoo ka hadlay dadkii xalay…
Maamulka Galmudug ayaa warkii ugu horeeyay kasoo saaray dhacdadii lagu laayey 9 qof rayid ah, kuwaasoo si heyb ah looga…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid noqotay siyaasiyiinta ka hadashay falkii naxdinta lahaa ee ka dhacay…
Waxaa sii kordhaya siyaasiyiinta iyo waxgaradka cambaareynaya falkii xalay lagu laayey dadkii shacabka ahaa ee laga ururiyey magaalada Gaalkacyo qeybta…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in duleedka magaalada uu ka dhacay fal lagu xasuuqay dad gaaraya 9 qof,…
Koox hubaysan ayaa xalay fiidkii magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug toogasho ku dishay wakiilkii dhinaca amniga ee hay’adaha Qaramada…
Waxaa Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu dilay gabar dhalinyaro ah, kadib markii Tooreey dhuunta laga geliyay Xaafada Garsoor…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa ka hor yimid sharciyada Batroolka, Doorashooyinka iyo Canshuuraha ee dowladda Soomaaliya ay wado qaarkoodna uu…
Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Garowe ayaa saaka go’aan ka gaartay kiiskii kufsiga dilkii Caa’isha Ilyaas Aadan oo 12 sano…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox Bistoolado ku hubeysnaa ay Caawa magaalada Gaalkacyo ku weerarreen Madaxii howlgaladda…
Waxaa maanta Maxkamadda Darajada kowaad ee gobolka Nugaal, magaalada Garowe lasoo taagay eedeysanayaal gaaraya 10 qof oo rag ah, kuwaasoo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Qoyska gabadhii yareyd ee Caa’isha Ilyaas Aadan oo 25-ka bishi Febraayo 2019…
Wararka laga helayo Gobolka Muduga yaa sheegaya inuu saaka aroortii dab qabsaday bakhaar ku yaalla duleedka magaalada Gaalkacyo oo hub…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland ayaa sheegaya in xukun culus oo dil iyo bixinta Magdhow ah ku…
Mudanayaasha Golaha Degaanka magaalada Gaalkacyo ayaa doortay Duqa cusub ee Degmadaasi, kadib doorasho galabta halkaasi ka dhacday.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray laba maleeshiyo beeleed ku dhex maray Waqooyiga magaalada oo…
