Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ayaa xukun dil ah ku riday 5 dhalinyarro ah oo ku eedeysnaa kiis kufsi…
Browsing: Gaalkacyo
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inuu xowli ku socdo baaritaanka kiiskii naxdinta lahaa ee gilgilay magaaladaasi, waxayna…
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in maamulka Puntland ay ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo…
Waxaa Magaalada Gaalkacyo ka socda howlgal xoog leh oo lagu baadi goobayo dadkii ka danbeeyay dilka iyo tacadigii loo geystay…
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa amar kasoo saaray dilka gabadhii 12 sano jirka ahayd ee tacadiga lagula kacay,…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in gabadhii labaad lagu la’ yahay magaalada, kadib markii lagu saaka meydkeeda la…
Dadweynaha magaalada Gaalkacyo ee qeybta Puntland ayaa dalbaday in cadaaladda la hor keeno dadkii ka dambeeyay tacadigi iyo dilkii naxdinta…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in dhacdo naxdin leh magaaladaasi ay ka dhacday, kadib markii gabar yar oo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaaasi lagu dilay nabad-doon caan ka ahaa magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dhalinyaro kasoo jeeda Puntland laga afduubtay Koonfurta magaalada Gaalkacyo.
Ra’iisal wasarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ka qeyb galay caleema-saarkii madaxweynaha Puntland ayaa tegay magaalada Gaalkacyo iyo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Caawa ay hawada ka maqan tahay isgaarsiintii magaaladaasi, taasoo keenay shaqo la’aan…
Waxaa baraha buslshada ee Soomaalida si weyn loogu falanqeeyay wiil ku oohin jabsaday xafladdii arooskiisa, kaasoo caruusadiisa ku dul ooyey…
Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan laba ka mida raggii weerarka ku qaaday xerada Wadaadkii muranka…
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay weerarkii lagu dilay Cabdiweli Sheekh Cilmi Yare ee magaalada Gaalkacyo, isagoo bogaadiyey tallaabadii…
Warbaahinta Alshabab ayaa war la yaab leh ka faafisay qaabkii loo aasay wadaadkii lagu dilay weerarkii ay ku qaadeen xaruntiisa…
Afhayeenka Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud (Cali Dheere) ayaa ka hadlay weerar qaraxyo ku bilowday oo saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo,…
Waxaa baraha bulshada ee Soomaalidu ku xiriirto hareeyay doodii ugu kululeyd ee ka dhalatay dal qarax iyo weerar isugu jira…
Kooxda Alshabaab ay war ay soo saartay ku sheegtay inay khaarijiyeen wadaadka C/weli Cilmi Yare oo xaruntiisu tahay Koonfurta magaalada…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inay ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Soomaliya ay soo afjareen weerarkii saaka…
