Waa ganacsade iyo qurbe jooge ka yimid Mareykanka, wuxuuna Mareykanku ku sheegay inuu ka mid yahay saraakiisha Alshabaab, waxaana laba…
Browsing: Gaalkacyo
Madaxweynaha waqtigiisu sii dhammaanayo ee Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku dhaqaaqay tallaabo ku kala diray golihii degaanka magaalada…
Banaanbaxayaasha looga soo horjeedo Dil toogasho ah oo maxkamad ku taalla Puntland ku xukuntay nin lagu magacaabo Cabdirasaaq Xuseen Tahliil…
Wakiilada Qaramada Midoobay ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo, iyadoo kulan la yeeshay madaxweynaha Galmudug iyo…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku lebistay dareyska milateriga, isagoo booqday xerada Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee Magaalada…
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegayn in xalay lagu dila Haweeney ay weerar ku qaadeen koox…
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay weriye ka howlgala idaacadda ku taalla magaaladasasi, markii koox…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo qeybta Puntland ayaa sheegaya ciidamo Gadoodsan oo ka tirsan daraawiishta Puntland ay maanta la wareegeen…
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu iska hor imaad dhex maray ciidamada ilaalada Garoonka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in caawa halkaasi lagu dilay taliyihii hore ee ciidamada Birmadka Gobolka Mudug, kadib…
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Micheal Keating & taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil & dhaawac ka geysteen magaaladaasi.
Nin hubeysan ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dilay laba haween ah, kadib markii uu rasaas ku iyagoo fadhiyay…
Dil naxdin leh ayaa k dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kadib markii Askari ka tirsanaan jiray Ciidamada Puntland…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan maamulka Puntland caawa lagu dilay Waqooyiga magaaladaasi.
Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa War kasoo saaray qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Wararka naga soo gaaraya waqooyiha magaalada Gaalkacyo ayaa sheegayaan in Qarax is-miidamain ah oo ka dhacay magaalada uu ku dhinay …
Wararka laagh helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegayn Qarax Is-miidamin ahaa uu magaalada ka dhacay goor dhoweyd.
Wararka laga helayomagaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay waqooyiga magaaladaasi ku dishay mas’uul ka tirsan dowladda hoose…
