Gabadhii Soomaaliyeed ee la xanuunsaneyd cudurka Kansarka oo umadda Soomaaliyeed ay u gurmatay ayaa geeriyootay xilli loo duuliyey dalka Turkiga…
Browsing: Gaalkacyo
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si la yaab leh loogu soo dhoweeey Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii la socday ayaa lugtii labaad ee socdaalkiisa ka bilaabay maamulka Galmudug.
Inta badan xildhibaannadii mucaaradka ku ahaa dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa ku biiray soo dhoweynta Madaxweynaha ee degaanada Galmudug.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo ka soo duulay magaalada Boosaaso ayaa goor dhowyed…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho uga bilaabaneysaa maanta magaalada Gaalkacyo, isagoo kadibna tegi doona magaalooyin ka tirsan deegaanada…
Waxa galabta gaaray Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo xubno ka tirsan labada…
Wararka laga heleyo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska hor imaad uu magaaladaasi ku dhex maray maleeshiyo kala taabacsan maamulada…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta tegay dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin…
Wararka laga helayo magaalada aalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsanaa Ciidamada…
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle iyo Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Cabdiwali Jaamac Gorod oo ku wada sugan magaalada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo qeybta ay ka taliso Puntland.
Ciidamada Itoobiya ayaa la wareegay degaano ka tirsan dhulka Soomaalida oo ka tirsanaa Gobolka Mudug ee qeybta Puntland raacsan.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in qof meyd ah saaka laga helay aagga u dhaxeeya labada maamul ee…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ciidamada isku dhafka ah e magaalada Gaalkacyo qasaare dhimasho iyo dhaawac leh…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu dagaal ku dhex maray magaalada Gaalkacyo ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo…
Maxkamad ku taalla magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmduug ayaa xukun min laba sano oo xabsi ah ku riday seddax qof…
Mas’uul ka tirsan maamulka magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigiisa oo maqribnimadii ka dhacay magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in is rasaaseyn ka dhacday magaalada ay dhalisay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
