Taliyihii Ciidamada Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo Col. C/salaan Sanyare ayaa toogasho lagu dilay, kadibn markii uu rasaas ku furay askari…
Browsing: Gaalkacyo
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal ka qarxay duleedka Magaalada Gaalkacyo.
Dadweyne taageersan madaxweynaha Galmudug ayaa maanta bannanbax ka dhigay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Majmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inuu diinta islaamka ka baxay nin soo bandhigay sawir uu…
Qof ayaa ku dhintay, lix kalena waa ku dhaawacmeen Bandhig faneed ay fannaanada Fartuun Birimo ka dhigi lahayd magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in madaxii Alshabaab ee degaanada Puntland gaar ahaan magaalada Gaalkacyo gacanta lagu dhigay.
Waxaa gebi ahaanba istaagay in lacagta Shilin Soomaaliga wax lagu kala iibsado magaalo caan ah oo Soomaaliyeed, taasoo xarun ah…
Magaalada Gaalkacyo ayaa shalay tababar looga furay ciidamo isku dhaf ah oo maamulada Puntland iyo Galmdug ka kala socda.
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in mas’uuliyiin iyo dadweyne loola cararray isbitaalka kadib markii ku sumoobeen raashin ay…
Shirar magaalada Gaalkacyo uga socday maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray heshiis ka kooban 7 qodob oo laga…
Dabley hubeysan ayaa caawa fiidnimadii weerar ku dhaawacay sarkaal ka tisan ciidamada Puntland ee magaalada Gaalkacyo.
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis cusub ku gaaray magaalada Cadaado.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sarakaal ka tirsanaa ciidamada Booliska.
Ciidamada Booliska Galmudug ee magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku dhigay Gaari laga soo dhacay dhinaca waqooyi ee magaalada oo ay…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dabaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweynayo doorashada madaxweynaha Galmudug
Wrarka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu dilay nabadoon caan ah oo koox hubeysan ay toogteen.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa lagu dilay magaalada sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada milateriga.
Xiisad ka dhalatay dib u dhis maamulka Puntland ku sameynayo garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa ka taagan labada maamul ee…
Maamulka Galmudug ayaa Puntland ku wareejiyay laba nin oo dhalinyaro ah oo la sheegay inay gaadiidka ka dhici jireen deegaanada…
Xildhibaan C/qaadir Faarax Bootaan oo ka mid ahaa xildhibaanada Puntland ayaa la sheegay inuu geeriyooday.
