Lammaane Soomaaliyeed ayaa si weyn loogu baahiyay baraha Bulshada kadib markii ay ku dhaqaaqeen tallaabo ku dayasho mudan oo samafal…
Browsing: Gaalkacyo
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya fal toogasho naxdin leh uu halkaasi ka dhacay.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland lagu qarxiyay Gaari uu…
Magaalada Gaalkacyo ayaa ka duwan magaalooyinka kale ee Soomaaliya, iyadoo dagaalo ka dhaceen una qeybsan laba maamul, laakiin doorashadii madaxweynaha…
Madaxweynayaasha maamulada Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) iyo Puntalnd C/kariin Guuleed ayaa heshiis cusub ku gaaray magaalada Muqdisho.
Mac-hadka HERITAGE ee Daraasaadka Siyaasadda, fadhigiisuna yahay magaalada Muqdisho ayaa warbixin ka soo saaray colaadda magaalada Gaalkacyo qaabka loo xalin…
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal degdeg ka soo saaray xaaladda colaadeed ee dib uga soo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska hor imaad hubeysan ayaa ka dhacay saaka magaalada.
Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa amar is diiwaan gelin ah ku soo rogay xoogsada danyarta ah ee magaalada Gaalkacyo.
Wasiir ku xigeenka caafimaadka dowladda Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) ayaa deeq Daawo ah gaarsiiyay magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ay la wareegeen Xarunta Bangiga dhexe ee waqooyiga…
WAR-SAXAAFADEED: Koox caalami ah oo qaabilsan la-socodka xabad-joojinta ayaa la geeyay gaalkacyo si ay u taageeraan heshiiska xabbad-joojinta ee ay…
IGAD ayaa hogaamineysa qorshe lagu doonayo in mustaqbalka ciidamo ka socda dalka Itoobiya lagu geeyo magaalada Gaalkacyo si ay u…
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Koox weerar ah ay rasaas ku futeen Hotel uu…
Qodobkii ugu adkaa heshiiskii magaalada Gaalkacyo ayaa lagu guuleystay in la fuliyo galabta, kadib markii la kala qaaday ciidamadii isku…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa shalay dib u billaabay wadahadalkooda
Kulamo is dabajoog ah oo maanta Garoonka magaalada Gaalkacyo ka dhacay ayaa wakiilada beesha caalamka ku dhageysteen talooyinka odayaasha labada…
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya danjire Micheal Keating ayaa digniin u kulul diray maamulada Puntland iyo Galmudug inay adkeeyaan…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in shirkii labaad uu goor dhoweyd ka dhacay Garoonka magaalada Gaalkacyo.
Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug ayaa dowladda Mareykanka ka dalbaday inay magdhow ka bixiso askartii ay ka leysay Galmudug.
