Cumar C/rashiid ayaa shaki geliyay nidaamka Federaalka Soomaaliya oo uu sheegay inay tahay in dib loo eego.
Browsing: Gaalkacyo
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/Kariim Xuseen Guulled ayaa kulul ka jeediyay kulankii maanta ka dhacay garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo.
Waxaa maanta magaalada Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo kulan ku yeeshay madaxweynayaasha maamulka Galmudug iyo Puntland.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo isagoo ka hadlay xaaladda colaadeed ee ka taagan.
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo maanta ku kulamaya magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in rasaas goosgoos ah ayka dhaceyso Galbeedka magaalada.
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay xabad joojin laga gaaray dagaalkii Gaalkacyo.
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Faroole, kana mida xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay colaada…
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa soo gaaray magaalada Boosaaso ee…
Puntland ayaa sheegatay inay ciidamo ka badan 80 ka dishay maamulka Galmudug dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka magaalada Gaalkacyo ka socda.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in colaadda magaalada Gaalkacyo ay soo jirtay muddo hal qarni ka badan oo aanu…
Weriye ka tirsan saxafiyiinta ka howlgala magaalada ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray dagaalkii maanta.
Maleeshiyo iyo ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay gaadiid dagaal oo ay ku qabsadeen dagaalkii…
Madaxtooyada Galmudug ayaa war-murtiyeed ka soo saartay dagaalka saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay dagaalka qasaaraha badan dhaliyay ee saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.
Qasaarihii ugu badnaa ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo kadib markii dagaal culus oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Wararkii ugu dambeeyay xaalada magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaalkii saaka dib uga qarxay uu weli socdo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan magaalada Abu Dhabi ay ku kala saxiixdeen…
Maamulka Galmudug ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray colaadda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kaasoo looga hadlay heshiiskii lagu gaaray…
