Browsing: Gaari
Waxaa caawa qaraxyo dhowr ah laga maqlay caasimadda Muqdisho, iyadoo ay Miino ku qarxday Gaari marayey agagaarka Isgoyska Taleex ee…
Cidamad Amniga ayaa xiray Wadadda aada garoonka Diyaaradaha Muqdisho, agagaarka Isgoyska KM 4, kadib markii Gaari hakaasi la dhigay looga…
Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo a baxay Muqdisho, kuna sii jeeday…
Duqeyn ka dhacday degaanka Ukunji ee duleedka magaalada Afgooye ayaa dhalisay qasaare dhimasho dhaawac ah oo soo gaaray dad la…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax gaari oo duhurnimadii maanta ka dhacay Laami-yaraha Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho.
Al Shabaab ayaa soo bandhigtay Gaari dagaal oo ay sheegtay inay ku qabsatay dagaal dhowaan dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya…
Kooxda Alshbaab ayaa soo bandhigay Gaari gaashaaman oo nooca Beebbe-ha ah, kaasoo ay sheegtay inay ku qabsatay dagaal ka dhacay…
8 Askari ayaa ku geeriyooday Qarax Miino dhulka lagu aasay oo lala beegsaday Gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan maamulka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax gaari oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa uu ka dhacay magaalada…
Wararka laga helayo magalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada.
Wararka laga helayo degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ay rasaas ku fureen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarxay Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa, isagoo dhaliyey dhaawacyo soo gaaray…
War naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd qarax Gaari uu ka dhacay degmada Hodon ee magaalada…
Wararka laga helayo hay’aaha amniga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay ciidamda amniga qabeen Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qaraxa oo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya uu dilay Darawal…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dad rayid ah lagu dilay weerar lagu qaaday Gaari…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee fariisinka ku leh isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho ayaa rasaas ku furay Gaari uu lahaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada madaxtooyada ay rasaas ku fureen Gaari ah nooca aanay rasaastu…
