Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ka horyimid qaabka dowladda Federaalka ula macaamishay khilaafka siyaasadeed ee maamulka Galmudug.
Browsing: Gaas
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka ayaa soo saaray war-murtiyeed ay uga hadlayaan xaaladda dalka.
Madaxweyna Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso kadib safar xaj…
Baarlamaanka Puntland ayaa ansixiyey Golaha Wasiirada cusub ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweyne C/weli Gaas.
Socdaalkii la filayay inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tago Degaanada Puntland ayaa si rasmi ah loo joojiyay.
Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ay maanta qaaday tallaabo lama filaan ah oo ku cusub maamulkaasi, kadib markii ay kalsoonida kala…
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali [Gaas] ayaa ka hadlay go’aankii Baarlamaanka Puntland kalsoonida ugala laabteen xukuumadiisa.
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa heysta muddo 21 maalmood ah si uu xukuumad cusub u soo…
War laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhaweyd kalsoonidii kala noqdeen, isla markaana rideen…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Soomaalida qaarkood ayaa dalbaday inay khudbado ka jeediyeen Kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmaya.
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa ku dhaqaaqay xil ka qaadis iyo magacaabis mas’uuliyiin ka tirsan maamulkiisa.
Madaxweynayaasha maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbalanad C/weli Maxamed Cali Gaas, Axmed Ducaale Geelle iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa socod ku…
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis cusub ku gaaray magaalada Cadaado.
Bismilaahi. ASC. Dhamaan walaalaha kheyrka Jecel ee reer Qaaddiid waxaan jecelahay inaan idila wadaago kulan adag oo na dhex maray aniga…
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubba ayaa u dhoofay shirka London ee 11-ka bishan uu ka furmi doono shirka arrimaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda Federaalka
Madaxweynaha C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa muddo toddobaad ah ku sugan dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay wasiiro ka tirsan…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo ka qeyb galaya shirka 6aad ee Amniga Afrika ayaa khudbad ka jeedinaya shirka.
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo ku sugan Itoobiya ayaa galabta gaaray magaalada Bahir-Dar ee dalka Ethiopia.
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa la sheegay goordhoweyd ka dhoofay Gaalkacayo isagoo ku siijeeda Itoobiya.
