Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay wixii kasoo baxay…
Browsing: Gaas
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya u soo jeediyay inay dib u eegis u sameeyaan ciidamada…
Madaxweynaha C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafti la socday ayaa galabta tegay magaalada Muqdisho, kadib casuumaad uu ka helay dowladda…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa maanta ka dhoofay magaalada Garowe isgoo ku sii jeeda dalka Imaaraadka Carabta.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay in la furay sameysashada xisbiyada siyaasadda ee maamulkaasi oo muddo dheer dib u…
Madaxweynaha Dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xil kaqaadis ku sameeyey Agaasimaha Guud ee la-dagaalanka burcad badeedka Puntland.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa beeniyay in dowladda Imaaraadka Carabta ay Saldhig ciidan ay ka sameyseyso Magaalada Booasaaso.
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntlandd C/weli Maxamed Cali Gaasayaa sheega in maamulkiisu qeyb ka ahaa isbedelka dhacay.
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay saabsan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dawladda…
Dowladda Imaaraadka Carabta oo ka mida dowladaha faraha kula jira arrimaha Soomaaliya ayaa dhaqdhaqaaq lidi ku ah dowladda cusub durba…
Magaalada Garowe ayaa maanta lagu soo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo Muqdisho ka tegay markii uu…
Xildhibaankii hore ee baarlamaanka Federaalka Cbdi Bare Jibriil ayaa saxaafada soo gaarsiiyay warbixin kusaabsan safarrada dibadeed ee madaxdii hore ee…
Shir saacado badan qaatay oo looga hadlay xaaladda dalka iyo Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Guriga C/raxmaan Faroole ee…
Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa mar kale olole doorasho u tegay magaalada Garoowe ee maamulka…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland oo maalmihii ugu danbeeyay safarro ku maqnaa ayaa ugu danbeyn lagu arkay magaalada Nairobi ee dalka…
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya danjire Micheal Keating ayaa digniin u kulul diray maamulada Puntland iyo Galmudug inay adkeeyaan…
Wararka laga helayo magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya inm halkaasi lagu dhexdhexaadinayo madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkaco ayaa sheegaya in maamul Goboleedka Puntland ay ciidamadii ugu badnaa keenay magaalada Gaalkacyo oo xiisad…
Mas’uulkii ugu horeeyay ee ka tirsan maamul Goboleedka Puntland ayaa isu casilay arrin ku saabsan fadeexad maaliyadeed oo lagu eedeeyay…
