Madaxweynaha Puntland iyo wafdigii la socday ee ka qeyb galay shirkii Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ayaa barqanimadii maanta ka…
Browsing: Gaas
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Somalia isagoo sheegay inuu shaaciyay…
Maamulka Puntland ayaa shaacisay inay diideen go’aanka kasoo baxay Madasha Qaran ee ku saabsan qaabka doorashada ee ah in aqalka…
Wakiilada Beesha Caalamka ee Muqdisho ayaa kulamo gaara la leh madaxda maamulada Puntland iyo Jubaland oo laga dhaadhicinayo inay tanaasul…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigiisii ayaa Caawa 24-Jan-2016 kulan casho ah oo uu u sameeyey safiir…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana sida caadada u ahayd marka…
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa goro dhoweyd soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb galaya…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa caawa ku haray magaalada Kismaayo oo kulamo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa la yimid feker cusub oo ka yaabiyay madaxda maamulada kale iyo xitaa madaxweyne…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo khudbad ka jeediyay shirka Madasha Qaran ee Kismaayo ayaa sheegay inuu codsanayo inaan…
Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamulada dalka ayaa ku sii qulqulaya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda hoose halkaasoo shirar…
Madaxweynaha Puntland ayaa dib ugu laabtay magaalada Gaalkacyo kadib markii uu magaalada Muqdisho uga qeyb galay shirarkii Hiigsiga cusub iyo…
Xildhibaan Saciid Diiriye Maxamed oo kamida Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa jeeediyay baaqay beeleed isagoo ugu yeeray madaxweyne C/weli Gaas iyo…
Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in beelaha Majeerteen iyo Abgaal ay dan weyn ugu jirto in qaabka doorashada Baarlamaanka soo socda lagu…
Madaxweynaha Puntland C/Weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa olole siyaasadeed ka bilaabay magaalada Muqdisho isagoo abaabul ka dhex sameeyay Beesha uu…
Madaxweynaha Puntland ayaa khudbadii uu ka jeediyay Madashada wadatashiga Muqdisho ee hiigsiga cusub uga hadlay mowqifka maamulkiisa ee ku aadan…
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Koonfur Galbeed C/weli Gaas iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isu jawaabay intii ay socdeen khudbadaha…
Wafdigii ay ka mid yihiin Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Madaxweynaha Puntland C/weli gaas iyo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed oo magaalada…
Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in magacyada maamuleed ee ay sheegtaan sida Puntland iyo Galmudug ay ka weyn tahay…
Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ka dhacay socod nabadeed oo madaxweynaha Puntland C/weli Gaas iyo wafdigii Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ay…
