Browsing: Galmudug
Qoorqoor wuxuu dhinacyo Soomaali iyo Ajnabi ah ku eedeeyay inay taageerayaan Ahlu suna, isagoo ka digay kooxo warar aan sax…
Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu wadaa inuu ka hadlo xaaladda Galmudug iyo xaaladda dagaalka Guriceel.
Natiijada Malintii saddexaad dagaalka magaalada Guriceel ku dhex maraya ciidamada Galmudug/Dowladda Federaalka iyo Kooxda Ahlu Suna
Dagaal qaraar ayaa maalintii saddexaad ka socda magaalada Guriceel, iyadoo ay isugu tageen ciidamada kala duwan ee dowladda Federaalka iyo…
Maalintii saddexaad waxaa magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ka socda dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka/Galmudug iyo kooxda Ahlu suna,…
Waxaa malaintii labad dagaal lagu hoobtay oo qasaare badan dhaliyey ka socdaa magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, iyadoo aanu wax…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ayaa sheegaya inuu mar kale dagaal ka qarxay dhinacyo ka mida magaalada Guriceel, kadib markii…
Dagaal culus ayaa ka socda magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kaasoo qarxay saaka markii ay labada ciidan ay isku fara…
Hoggaamiyaha Ahlu Sunna ee hoggaaminaya ciidamadooda qabsaday magaalada Guriceel Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo Digniin culus u diray ciidamada…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay fashilantay waanwaantii ugu danbeysay ee lagu doonayey in lagu baajiyo dagaal ka…
