Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si kulul ula hadlay madaxweynaha xilligan ee Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo…
Browsing: Galmudug
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ugu danbeyn maanta magacaabay xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga keenay.
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa shaaciyey Maamul Goboleedka kaliya ee ay u xayiran tahay howshii Guddiga Doorashada iyo…
Taliyihii hore Booliska gobalka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Xasan (Joon) ayaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Alshabaab ayaa maamul hoostaga u sameeyay degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, kadib markii ay dagaal kula wareegtay Bishii April 2021.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay weerar ka fulisay bartamaha magaaladaasi, halkaasoo ka geysatay…
Wasiir kuxigeenka Arimaha guddaha maamulka Galmudug ayaa kala diray guddigii farsamada dhismaha Goleyaasha deegaanada Galmudug.
Wasiiarka Arrimaha Gudaha Maamulka Galmudug ayaa xilkii laga qaaday, kadib markii lagu eedeeyay inuu xiisad ka dhaliyey beelaha degaanka.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun xasbi daa’in ah ku riday laba nin oo lagu…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Koonfurta magaalada.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay Guddi soo baaraya kiiska afduubka iyo dilka sheekhii caanka ahaa ee Sheekh…
Xaalad halis ah ayaa ka dhalatay dilka Sheekh caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo oo 11-ka May 2021 meydkiisa laga helay…
Madaxda Dawlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ee Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya.
Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa War-Saxaafadeed wadajir ku shaaciyey inuu dalku doorasho degdeg aado, meeshana laga saaro wax kasta…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka mida xildhibnanada Baarlamaankii 10-aad ayaa weerar afka ah ku ekeeyay madaxweynaha Galmudug Axmed…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay caddeyn muujineysa sida ay ula wreegene deganka Badacweyne ee Gobolka Mudug oo ay dhowaan shaaciyeen inay…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa kashifay inay Galmudug ka mid tahay maamul Goboleedyada tageeray muddo kororshiga Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Maamulka Galmudug ayaa beenisay qoraal ay faafisay Madaxtooyada Soomaaliya oo ku saabsan war-saxafadeed wadajir ah oo ay soo saareen saddex…
Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo dagaal culus kadib la wareegay degaanada koonfurta ka xiga Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in Galmudug ay degaanno iyo maamullo kale ka hortaagan yihiin Alshabaab.
