Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa Lacag u diray Guddiga Dhismaha Garoonka KUbadda Cagta ee C/llaahi Ciise oo…
Browsing: Galmudug
Kooxda Ahlu Suna ayaa ugu danbeyn maanta lagu dhawaaqay inay si buuxda amniga magaalada Magaalada Dhuusamareeb ugu wareejisay Ciidamada Dowladda…
Odoyaasha iyo waxgaradka ka tirsan Beesha Sacad oo ku sugan magaalada magaalada Hobyo ayaa go’aan cusub ka qaatay Shirka dib…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyr, ayaa maanta kormeeray ciidamada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee taliska…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Ahlu suna ay magaaladaasi kusoo rogay amarro dhinaca amniga ah oo ka…
Wadahadal loogu kala dab qaadayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo hoggaamiyaha Ahlu Suna Macalin Maxamuud ayaa ka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in madaxda Ahlu suna ay dalab adag hor dhigeen Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan…
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu furmi doono shirkii dib u heshiisiinta beelaha Galmudug oo magaalada Dhuusamareeb…
A delegation of Somalia’s regional and international partners visited Dhusamareeb on 22 July 2019, to be updated on developments in…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug kulan ku yeeshay Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xubnaha Guddiga…
Odayaasha Beesh Saleebaan ee H/Gidir oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaaddo ayaa qaadacay Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug ee…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qaar ka mida Guddigii Dib u heshiisiinta Galmudug ee dhowaan ay magacawaday…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo toddobaadkii saddexaad ku sugan Galmudug ayaa odayaasha iyo waxgaradka magaalada Dhuusamareeb u sheegay inaan la…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hor yimid Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug ee ay magacawday xukuumadda Soomaaliya, isagoo weerar…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe kadib magaalada Dhuusamareeb uga dhawaaqday dhismaha Guddiga Qabanqaabada Dib u heshiisiinta Galmudug.
Kulan lagu raageeray dib u dhiska Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo dadaalka uu wado Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka…
Magaalad Hobyo ee Gobolka Mudug waxaa galabta ka furmaya shirweynaha Beesha Habargidir oo ay ka qeyb galyaan siyaasiyiin, waxgarad, odayaal,…
Waxaa magaalada Gaalkacyo ku soo idlaaday shirkii wadatashiga Beesha Sacad H/Gidir oo muddo shan maalmood ah ka socday halkaasi, iyadoo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay laba qarax oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, iyadoo la sheegay inay qaraxyadu ahaayeen miino,…
Shirkii magaalada Gaalkacyo uga socday odayaal, siyaasiin, waxgaradka iyo qeybaha bulshada ee beesha Sacad ayaa maanta lasoo gabagabeeyay iyadoo laga…
