Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay garoonka diyaaradaha magaaladaasi oo…
Browsing: Galmudug
Maamulka Galmudug ee uu hoggaamiyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf ee fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb ayaa soo saaray ku amray shirkadaha…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf ayaa dadkii dhowaan lagu laayey magaalada Gaalkacyo dusha u saaray ciidamo ka amar qaata dowladda…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo maanta ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay qoraalkii kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Federaalka ee kasoo jeeda Galmudug ayaa sharci darro ku tilmaamay qoraal ay…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War Cad kasoo saartay s Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka…
Madax Xukuumadda Maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey in la qabtay dableydii ka danbeysay dilka 4 qof…
Dowladda Somalia ayaa war kasoo saartay falkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo dadkii lagu laayey dad shacab ah.
Maamulka Galmudug ayaa warkii ugu horeeyay kasoo saaray dhacdadii lagu laayey 9 qof rayid ah, kuwaasoo si heyb ah looga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si xoog leh u canbaareeyay falkii dadka badan lagu laayey ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo,…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid noqotay siyaasiyiinta ka hadashay falkii naxdinta lahaa ee ka dhacay…
Waxaa sii kordhaya siyaasiyiinta iyo waxgaradka cambaareynaya falkii xalay lagu laayey dadkii shacabka ahaa ee laga ururiyey magaalada Gaalkacyo qeybta…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in duleedka magaalada uu ka dhacay fal lagu xasuuqay dad gaaraya 9 qof,…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ka hadlay cadaadiska ay dowladda Federaalka ku heysto maamulkiisa, isagoo caddeeyay inay ka…
Degaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayey maanta u bilaabatay maalintii koowaad ee Ciidul firtiga, iyadoo magaalada Dhuusamareeb ay salaadda…
Madaxda Dowladda Somalia ayaa lagu eedeeyay inay taageero dhaqaale u raadsadeen dalka Qatar si ay ugu adeegsadaan doorashooyinka soo socda…
Maamulka Galmudug ee uu hoggaamiyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shaaciyey inuu hakiyey xiriirkii wada-shaqeyn ee kala dhaxeeyay dowladda Federaalka…
Dhinacyada Maamulka Galmudug ee kala fadhiya magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa isku khilaafay habraaca doorashada maamul Goboleedyada ee kasoo baxay…
War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaaladaha ka taagan labada…
Wararka laga helayo degaanka Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Ciidamada maamulka ay qabteen Nin lagu tuhmay inuu is-miiidaamiye…
