Maamulka Galmudug ayaa noqday halka laga bixiyey imtixaanka Shahaadiga ahaa ee dowladda, kaasoo la joojiyey markii uu socday muddo saddex…
Browsing: Galmudug
Madaxweyne Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo markii ugu horeysay kadib fashilkii shirkii Garowe ka hadlay arrimihii ay isku qabteen maamul Goboleedyada,…
Maamulka Galmudug ayaa ku baaqay inay shir degdeg isugu yimaadaan maamul goboleedyada iyo dowladda federaalka oo looga hadlo imtixaankii fashilmay…
Maamulka Galmudug ayaa iskiis ugu dhawaaqday inuu fashilmay shirkii Wadatashiga ee madaxda dowladda Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada ee ka socday…
Iyadoo shirka wadatashiga madaxda dowlada Somalia iyo maamul Goboleedyada uu halay maalintiisii 4aad ayaa waxaa soo baxay xog ku saabsan…
Shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada uga socda Garoowe ayaa galay maalintii saddexaad, iyadoo wararkii ugu horeeyay ee…
Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.
Maamulka Galmudug ee uu hoggaamiyo Axmed Ducaale Geele Xaad ayaaka hor yimid Xeerka Doorashada ee ay shalay meel mariyeen Golaha…
Maxkamadda sare ee Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa go’aan ka gaartay kiiska eedeysane Cabdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geel) oo in…
Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Cali Gacal Casir ayaa sheegay in madaxda maamulka Puntland ay ka reebeen shirka…
Madaxweynaha Galmudug ee fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa shaaciyey shuruudo uu ku xiray waanwaanta ay wado…
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Sabriye ayaa maanta tegaya Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, halkaas…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ee xilkiisa la isku heysto ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay 10 degmo…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qasaare xoog leh uu dhaliyey dagaal beeleedka xalay iyo…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaal beeleed u dhaxeeya maleeshiyo beeleed uu halkaasi ka qarxay, isagoo socda…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si kulul uga hadlay ciidamada NISA iyo kuwa milateriga Somalia oo xalay al…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in caawa ay ciidamada NISA ee Galmudug la wareegeen xaruntii…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta dib ugu laabtay magaalad Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kadib markii uu socdaal…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dhalinyaro kasoo jeeda Puntland laga afduubtay Koonfurta magaalada Gaalkacyo.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa is-weydiiyey halkii ay ku danbeeyeen mashaariic uu sanadkii hore dhagax-dhigay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, markii…
