Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Wararka Shirka Garowe: Khilaafka Galmudug oo hareeyay Shirka. (Puntland & Jubaland oo la saftay Xaaf)

    Wararka Shirka Garowe: Khilaafka Galmudug oo hareeyay Shirka. (Puntland & Jubaland oo la saftay Xaaf)

    May 8, 2019Updated:May 8, 20192 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo shirka wadatashiga madaxda dowlada Somalia iyo maamul Goboleedyada uu halay maalintiisii 4aad ayaa waxaa soo baxay xog ku saabsan arrimaha la isku hayo iyo horumarka laga gaaray shirka.

    Madaxweynayaasha maamullada Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si buuxda u taageeray, lana saftay madaxweyne Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo khilaaf culus kala dhaxeeyo Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya, waxayna ku taageereen in marka hore xal loo helo arrinta Galmudug inta aan loo gudbin qodobadda kale ee shirka hor yaalla oo fara badan.

    Kulan gaara oo ay yeesheen Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Axmed Ducaale Geelle shalay ayaan wax horumar ah lagu gaarin, iyadoo Xaaf ku eedeeyay dowladda Federaalka inay faragelin muddo dheer socotay ku heysay maamulkiisa, balse arrinta ugu muhiimsan ayaa ah in doorasho ka dhacdo Galmudug aakhirka sanadkan oo dowladda Federaalka ay dooneyso iyo Xaaf oo raba in mudadda xilkiisa ay ka bilaabato markii la doortay.

    Shir kale oo xalay xilli danbe ay isku gaareen Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada oo looga hadlayey arrinta Galmudug ayaa wararku sheegayaan in lasoo jeediyey talooyin meel dhexe la isugu imaan karo si xal loogu helo khilaafka Galmudug, iyadoo maanta mar kale dib loo anba qaadi doono. Madaxweyne Xaaf ayaa mar ku hanjabay inuu ka baxayo shirka haddii aan Galmudug arrinteeda

    Shirka Garowe ee Wadtashiga Madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada ayaa waxaa ka muuqda isbaheysi labada dhinac ah, waxaana dhinac kasoo jeeda Puntland, Jubbaland iyo Galmudug; halka dhinaca kale ay kasoo jeedaan Hirshabelle, K/Galbeed, Gobolka Banadir iyo dowladda Federaalka.

    Galmudug Garowe Puntland Shirka maamul Goboleedyada Top Xaaf
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirka Cusub ee Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya oo xilka la wareegay [Sawirro]
    Next Article Ciidamada Booliska oo shaaciyey inay la xiray Askari toogasho ku dilay darawal Mooto Bajaaj.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo