Iyadoo shirka wadatashiga madaxda dowlada Somalia iyo maamul Goboleedyada uu halay maalintiisii 4aad ayaa waxaa soo baxay xog ku saabsan…
Browsing: Shirka maamul Goboleedyada
Madaxweynaha Soomaaliya & Ra’iisal wasaaraha ayaa kulan la yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada iyo dowlada Federaala ee uu Madaxweynaha Soomaaliya ku baaqy in uu furmo 28-ka October ayaa dib…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaar)i ayaa maanta u dhoofay dalka Suudaan xilli uu furmayo shirka madaxda maamul…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd halkaasi gaaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf).
Madaxweynihii ugu danbeeyay ee ee maamul Goboleedyada oo ah madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo goor dhoweyd gaaray magaalada Kismaayo ayaa ayaa si yaab leh loogu soo dhoweeyay…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu dib u dhacay shirkii madaxda maamul goboleedyada dalka ee berri ka furmi…
Kulamadii magaalada Kismaayo uga wasiiro iyo la-taliyeyaal ka tirsan maamul Goboleedyada dalka ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo la isku raacay ajendayaasha…
