Wafdi uu hogaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug.
Browsing: Galmudug
Madaxda Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa markii ugu horeysay si toos ah u tegay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug. Madaxweyne…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa amar kasoo saaray xaalad kasoo korortay magaalada dekadda ah ee Hobyo, Gobolka…
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug waxaaa maanta gaaray wafdi ka socday dowladda Federaalka iyo Qaramada Midoobey xafiiskeeda Soomaaliya ee…
Wasiiro iyo xubna ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka oo ay wehliyaan saraakiil ka socda Shirkad Shiineys ah ayaa gaaray…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi ayaa sheegay inuu magacaabayo Guddidabagal ay ugu sameyn lahaayeen mashaariicdii uu soo dhagax…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa wareegto ku soo saaray maqaamka ay yeelan doonto magaalada Cadaado oo ahayd…
Wafdigii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee socdaalka ku marayay gobolka Galgaduud ayaa maanta ka degay magaalada Hobyo ee Goboka…
Madweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug, iyadoo uu gabagabo yahay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada Caabudwaaq culumada iyo odayaasha dhaqanka…
35 Sano kadib waxaan fursad u helay in aan Caasimada cusub ee Galmudug ee Dhusamareb uga qeyb-galo soo dhaweynta MW Farmaajo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ku maraya deegaannada ka tirsan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dib ugu laabanayo magaaladaasi.
Wafdigiii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyey.
Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay heshiiska Galmudug ee ay ku soo gabagabeeyeen heshiiskii Ahlu suna iyo Galmudug ay wada gaareen.
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ayaa sheegaya inay halkaasi ka socdo diyaargarow lagu soo dhoweynayo wafdiga madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Beesha Cadaado ayaa soo saartay Caawa go’aano adag oo ay ka qaadatay madaxweynaha Galmudug iyo madaxa xukuumadda maamulkaasi.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegannada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhaqan…
Lugtii labaad ee Socdaalka Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku marayo degaanada maamulka Galmudug ayaa lagu soo kordhiyey magaalooyin hor leh.
