Magaalada Dhuusamareeb wxaxaa goor dhoweyd ka bilowday munaasbadda midowga Galmudug iyo dhameystirka heshiiskii Ahlusuna iyo Galmudug.
Browsing: Galmudug
Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay ciidamada maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe oo ahaa ciidamo diimeed oo hab diini ah…
Waxa magaalada Cadaado goor dhow ka bilowday banaanbax looga horjeedo heshiiska Ahlu suna iyo Galmudug ee maanta lagu soo bandhigayo…
Wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay, ayna ka mid yihiin wakiilada beesha caalamka iyo saraakiisha AMISOM ayaa goo…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka socda diyaargarowga munaasabadda midowga Galmudug iyo dhameystirka heshiiskii Ahlu suna iyo Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in kulamo iyo shirar kala gaara oo halkaasi xalay oo dhan ka socday…
Kadib shirar is daba joog ah oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb waxaa wafdi ka kooban xildhibaannada labada Aqal ee kasoo…
Intii uusan bilaaban socdaalkiisa horaantii bishaan, dad badan ayaa aaminsanaa inuusan fiicneyn cilaaqaadka madaxweyne Farmaajo iyo beesha dhexe taas oo…
Dadaallo is daba joog ah ayaa ka socda magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb si beesha Cadaado loogu qanciyo inay aqbasho heshiiska…
Xildhibaannada labada gole ee kasoo jeeda kooxdii Qabyo ayaa gebi ahaan qaadacay inay ka qeyb galaan munaasabadda midowga Galmudug iyo…
Iyadoo magaalada Dhuusamareeb ay ka socoto diyaar garowga munaasabadda dmhameystirka heshiiska Ahlu suna iyo Galmudug iyo Ahlu suna iyo Midowga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in dib u dhac ku yimid munaasabadda midowga iyo dhameystirka heshiiska Ahlusuna iyo…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa ku dhawaaqay inuu baajiyey socdaal uu ku tegi lahaa magaalada…
Wafdigii uu hoggaaminayey madaxweynaah Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maqribnimadii Caawa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya inuu fashil ku soo dhammaaday kulan dhexmaray waxgaradka beesha Cadaado iyo Madaxeyne Maxamed…
Magaalada Dhuusamareeb ayaa ku jirta diyaar garowgii ugu danbeeyay ee soo dhoweynta madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamul Goboleedyada, iyadoo la…
Ilaalada madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug iyadoo hordhac u ah wafdiga madaxweynaha oo ku sii…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyo qaab beeleed u abaabulan ay hor istaageen ciidamo ka mida ilaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa socdaal dhulka ah ku maray inta u dhaxeysa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Cadaado, wuxuuna Galabta…
