Maamulka Ahlu suna ayaa xabsiga u taxaabay weriyihii Warbaahinta dowladda Soomaaliya ee magaalada Dhuusmareeb.
Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ciidamada isku dhafka ah e magaalada Gaalkacyo qasaare dhimasho iyo dhaawac leh…
Warark laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in wadahadalkii maamulka Galmudug iyo Ahlu Suna aan wax heshiis ah lagu gaarin,…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in urur Goboleedyada IGAD uu la wareegay dib u heshiisiinta…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa codsi hordhigay in ka badan 50 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, kuwaasoo ahaa…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sheegay inuusan jirin wax heshiis ah oo weli laga gaaray khilaafka madaxda…
Wararka laga helayo degmada Hobyo ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ay halkaasi ka wateen Doon lagu qabtay…
Maxkamad ku taalla magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmduug ayaa xukun min laba sano oo xabsi ah ku riday seddax qof…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waanwaan ka dhex bilaabay madaxda is khilaafsan ee maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu shaqsi ahaan u dhex galay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa qarka u saaran inuu ka baaqsado ka qeyb galka shirka madaxda dowladda…
Wararka laga helayo Gobolla Mudug ayaa sheegaya in ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug dagaal ku dhex marayo Bariga Gobolka…
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa fasax u diray xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaasi, isgoo shaaciyay…
Maxkamadda Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo ku xigeenkiisa kadib markii dacwad laga gudbiyay.
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carrabey ayaa si kulul uga hadlay oo kashifay qorshe uu wado Madaxweynaha Puntland C/weli…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u debcay cadaadis xoog leh oo uga yimid maamul Goboleedyada dalka, isagoo ka tanaasulay…
Xilliga doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa dib loo dhigay kadib qoraal maanta kasoo baxay Guddiga qabanqaabada doorashada ee Baarlamaanka…
Madaxweynaha Galmudug oo qaar ka mida xildhibaannada maamulkiisa ay xilka ka qaadeen Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ka digay qorshe…
Dab qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla Magaalada Cadaado ayaa dhaliyay qasaare xoog leh oo hantiyeed.
Madaxweynaha Galmudug ee qaar ka mida xildhibaannada maamulkaasi ay xilka ka qaadeen Axmed Ducaale Geelle ayaa dib ugu laabtay magaalada…
