Madaxweynaha maamulka Galmudug oo qaar ka mida xildhibaannada Galmudug ay xilka ka qaadeen Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay mas’uuul…
Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xaalada siyaasadeed iyo ammaanka ee magaalada kacsan tahay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ka hortageen bannaanbax ay dhigayeen dad taageersan Madaxweynaha muranka…
Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka, kana mid ahaa xubnihii magaalada Cadaado u…
Qorshe caawa laga filayay in xilka looga qaado Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi ayaa caawa dib u…
Wasiirada taageersan madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa soo saaray go’aanno uga sii daraya khilaafka siyaasadeed ee ka taagan…
Xildhibaan Cabdi Dhuxulow (Dhegdheer) oo ka mida senatoorada Aqalka sare ee kasoo jeeda Galmudug ayaa farriin u diray madaxweynaha Galmudug…
Qaar ka tirsan Xildhibaanadii labada aqal ee tegay magaalada Cadaado ayaa so saaray Bayaan ay ku faahfaahiyeen wixii u qabsoomay,…
Xildhibaannadii labada Gole ee waanwaanta ka dhex waday madaxda sare ee maamulka Galmudug ayaa war kasoo saaray xaalada wadahadalkii iyo…
Hay’adda Duulista Hawada ee Dowladda Federalka ee Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ka dhigtay wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Galmudug…
Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin maanta ku sii jeeday magaalada Cadaado ayaa ku xayirmay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya inuu culeys iyo hakad soo wajahay waanwaan laga dhex waday…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa joojiyay duulimaadyadii diyaradaha ee tegi jiray magaalada Cadaado, siiba kuwa ka yimaada…
Wararkii ugu dambeeyey ee Caawa laga helayo Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in kulamo is daba jooga oo la isaga dab…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa beeniyay inuu ka mid ahaa madaxweynayaal maamul goboleedoo maanta soo saaray War-murtiyeedkii lagu…
Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee kasoo jeeda degaanada Galmudug oo maanta tegay magaalada Cadaado ayaa kulamo kala gaara la…
Wafdi ka kooban xildhibaannada labada Aqal ee barlamaanka Federaalka ee laga soo doortay degaanada Gamudug ayaa tegay magaalada Cadaado maanta.
Xildhibaannada ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka, kana soo jeeda Galmudug ayaa maanta tegaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle (Xaaf) ayaa waxba kama jiraan ka dhigay xil ka qaadis ay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka…
Kulan ay caawa ku yeesheen qaar ka mida xildhibaannada Galmudug oo uu shir Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug Xareed…
