Xukuumadda Federaalka Soomaaliya taageertay xil ka qaadista ay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ku sameeyeen madaxweynihii maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle…
Browsing: Galmudug
Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in si sharci ah ay u dhacday xil ka qaadistii ay…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa war kasoo saaray xaaladda maamul Goboleedka Galmudug iyo Baaqa madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ay kalsoonidii kala noqdeen Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle…
Madaxweynaha Galmudug ayaa beeniyay inuu xiriirka u jaray dowladda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha Galmuug ayaa ku dhawaaqay inuu xiriirkii u jaray dowlada Federaalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha Baaralamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa xaqiijiyay in xabsi guri ay ku jiraan oo aanay ka bixi karin…
adaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Deelle (Xaaf) ayaa wareegto uu soo saaray ku mamnuucay inaan magaalada Cadaado lagu qaban shirar Siyaasadeed…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ka hor tegay kulan ay maanta mar kale yeelan lahaayeen xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug.
Shir degdeg ah oo ay caawa isugu yimaadeen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweynihii hore Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa qeylo dhaan uu ka soo saaray xaaladda Galmudug ku taliyay in xaaladda wadaxaajood…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa qarxiyay mas’uulkii ka dambeeyay xayiraad la saaray maanta madaxweynaha Galmudug oo muddo saacado ah ku…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka ee Federaalka ayaa ka digay in maamulka Galmudug uu qarka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaale Xaaf ayaa goor dhoweyd ka degay Magaalada Cadaado ee xarynta Galmudug.
Golaha Wasiiradda maamulka Galmudug ayaa kulan uu ku yeeshay Magaalada Cadaado kasoo gaarya go’aanno ku saabsan Xaaladda siyaasadeed ee maamulka…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ay hor istaageen maalimtii…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa xilkii ka qaaday Taliyaha Nabadsugidda Galmudug.
Iyadoo xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Maamulka Galmudug ay sii kordheyso ayaa wararka laga helayo magaalada Cadaado ay sheegayaan in…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in la hakiyay kulan ala filayay…
