Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in isjiidjiid siyaasadeed uu ka taagan yahay Golaha wasiirada Galmudug.
Browsing: Galmudug
Dadweyne taageersan madaxweynaha Galmudug ayaa maanta bannanbax ka dhigay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Madaxda maamul goboleedka Galmudug ayaa isku khilaafay taageerada isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka horjeeda dalka Qatar.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in maamul Goboleedyada dalka ay u ekanaayaan hoggaamiye kooxeedyado cusub haddii aysan ixtiraamin Dastuurka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa dawladda Federaalka ku eedeeyay inay faragelin ku heysto maamulkiisa.
Qoraal kasoo baxay maamulka Galmudug oo uu soo saaray madaxweynaha ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi ayaa looga hor yimid…
Maamul Goboleedka Galmudug ayaa taageeray Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee khilaafka kala dhaxeeyo Dalka Qatar.
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray laba maleeshiyo oo ka soo kala jeeda maamulada Galmudug…
Dhacdadii Bariire Jimcihii ka dhacday, dadka Soomaaliyeed waxaa ay hadal-hayaan ciidamada dowladda ahaa ee rayidka dilay, waxaaba la iloobey in…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo kormeer ku tegay degaanka Gellinsoor ayaa u sheegay inay joojiyaan isbaarooyinka.
Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay weerarkii Bariire ee dadka lagu laayay, waxayna dalab culus u dirtay dowladda…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar ah u ah Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Caawa ay…
Madaxweynaha Galmuduug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay wasiiro cusub oo aan ku jirin liiskii hore.
Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa goor dhoweyd ansixiyay Golaha Wasiirada ee uu dhowaan magacaabay Madaweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).
Galmudug ayaa beenisay war uu maanta faafiyay Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ku saabsan waanwaan uu ka dhex waday maamullada…
Jenenaraal Maxamad Nuur Galaal oo waanwaan ka dhex waday maamulada Galmudug iyo Ahlu suna ayaa shaaciyay qodobo ay isla garteen…
Jenenaraal Maxamad Nuur Galaal oo ka mida saraakiishii hore ee ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa shaaciyay qorshe lagu mideynayo maamulada Galmudug…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in dagaal culus ka socdo duleedka magaaladaasi ee xarunta maamulka Ahlu suna.
Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ka mida saraakiishii hore ee ciidamada dalka, si aad ahna ugu dhow maamulka Ahlu suna…
