Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa xaalada culus kasoo wajahday Golihi wasiirada ee uu xalay ku dhawaaqay.
Browsing: Galmudug
Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa goor dhow loogu dhawaaqey magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug.
Xildhibaanada maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid qorshihii uu watay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).
Iska hor imaad maanta ka dhacay magaalada Cadaado ee Xaruntamaamulka Galmudug ayaa sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Madaxweyanha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag kadib markii uu maanta hor tegay…
Madaxweynaha Galmudug aya dib uga laabtay magacaabiddii guddoomiyaha kumeelgaarka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha maamulkaasi.
Maamulka Galmudug ayaa War Cad ka soo saaray dilkii Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Maxamed Daahir Cali.
Kooxda Alhu sunna ee Gobollada Dhexe ayaa digniin kama danbeys ah u diray maleeshiyada degaanka Xeraalka oo dagaallo qaraar ay…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa dib ugu laabay xarunta maamulkiisa ee magaalada Cadaado kadib toddobaadyo uu Nairobi…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in madaxii Alshabaab ee degaanada Puntland gaar ahaan magaalada Gaalkacyo gacanta lagu dhigay.
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu maanta ka qarxay degaanka Xeraale.
Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa balaarisay doorkeeda nabad dhalinta ee Soomaaliya iyadoo bilowday inay tababarto xildhibaanada maamul Goboleedyada.
Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horeysay wadahadallo qarsoodi ah la furay mas’uuliyiinta Ahlu suna ee Gobollada Dhexe.
Magaalada Gaalkacyo ayaa shalay tababar looga furay ciidamo isku dhaf ah oo maamulada Puntland iyo Galmdug ka kala socda.
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in mas’uuliyiin iyo dadweyne loola cararray isbitaalka kadib markii ku sumoobeen raashin ay…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa si kulul u beeniyay warar laga faafiyay oo ku saabsan kulamo uu…
Shirar magaalada Gaalkacyo uga socday maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray heshiis ka kooban 7 qodob oo laga…
Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa soo saaray wareegtadiisii ugu horeysay.
Madaxweynayaasha maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbalanad C/weli Maxamed Cali Gaas, Axmed Ducaale Geelle iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa socod ku…
