Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee Baarlamaanka maamulkaasi ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorasada madaxweynaha Galmudug.
Browsing: Galmudug
Magaalada Cadaado ayaa laga dareemayaa ololaha doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo loo asteeyay inay dhacdo 10-ka bishan April.
Madxaweynihii hore ee maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa taageeray baaqii kasoo baxay maamulka Ahlu suna oo ku saabsanaa in…
Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe ayaa dalbaday in dib loo dhigo Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu wado in la qabto…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal qaraar oo kedis ah uu dhex maray ciidamo Itoobiyaan ah iyo…
Gudoomiyaha Barlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa cad u soo diray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Muran keenay gacan ka hadal ayaa maanta ka dhacay Baarlamaanka Galmudug oo kulan ku lahaa magaalada Cadaado.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Baarlamaanka Galmudug uu isku raacay waqtiga la qabanayo…
Maamulka Galmudug ayaa Puntland ku wareejiyay laba nin oo dhalinyaro ah oo la sheegay inay gaadiidka ka dhici jireen deegaanada…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid dalabkii kasoo yeeray Ra’isal wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre…
Raiisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa faragelin toos ah ku sameeyay doorashada maamulka Galmudug, kadib markii uu dalbaday in…
Banaanbax looga horjeedo dhacdadii naxdinta lahayd ee magaalada Cadaado lagu gowracay gabar yar oo 7 jir ah ayaa ka dhacay…
Wararka laga helyo magaalada Cadaado ayaa Sheegaaya in ciidamada Booliska magaaladaasi ay shaqo joojin iyo gadood ku dhaqaaqeen.
Madaxweynaha maamulka Ahlu sunna ee gobollada dhexe Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyay inuusan aqoonsanayn maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle.
Guddiga Doorashada madaxweynaha Galmudug ayaa ku dhawaaqay in xilliga la qabanayo Doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug.
Madaxweynihii Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay, isagoo dadka Galmudug u rajeeyay inay isku duubnaadaan.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka madaxweynaha maamulka…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaalad cabsi ay ka jirto Magaalada Hobyo ee dekadda ah kadib markii…
Dib u dhac ayaa soo wajahay doorashadii madaxweynaha cusub ee Galmudug oo lagu waday inay maanta ka dhacdo magaalada Cadaado.
