Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu mar kale maanta ka qarxay duleedka degaanka Camaara.
Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo magaalada Hobyo ayaa sheegaya in Dooni u rarneyd Ganacsato ka soo jeeda Galmudug oo kasoo Shiraactay dalka Imaaraadka…
Ciidamo huwan ah oo ka kooban maamulada Puntland, Galmudug, dowladda Federaalka iyo ciidamo ajnabi ah ayaa isku baheystay weerar ay…
Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed oo xilka loo doortay.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddi Baarlamaanka kala qeybsan ee Galmudug ka tirsan ay ku dhawaaqeeen xilliga la…
Wararka laga helayo magaalooyinka Muqdisho iyo Cadaado ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug…
Ganacsadaha iyo Siyaasi caanka ah ayaa isu soo sharxay xilka Madaxweynaha Galmuduug oo muran ka taagan yahay kadib markii qaar…
Xildhibaanada maamulka Galmudug ayaa xaalad adag ka soo wajahday magaalada Cadaado oo ay shirarkooda ku qabsan jireen.
Musharixiin u tartamaya xilka madaxweynaha Galmudug ayaa isu sharxday jagadaasi, kadib markii xildhibaanada xilka ka qaaday madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed ay…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xildhibaanada xilka ka qaaday madaxweyne C/kariin Guuleed ay diideen…
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal mugdi ku jiro oo ku saabsan xaaladda ka taagan…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Federaalka ee xilka sii haya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa maanta gaaray magaalada…
Guddi qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyay inay bilaabeen qabashada araajida musharixiinta doonaya inay isu soo sharxaan xilka madaxweynaha Galmudug.
Magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug waxaa ka socda dadaallo is barbar socda oo ku saabsan xal u helidda xiisada…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xaaladda ay degan tahay kadib markii dagaal dhex maray…
Taliyaha ciidamada AMISOM iyo saraakiil ka tirsan taliskaasi oo uu la socda abaanduuliyaha ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa shalay gaaray magaalada…
Xaaladda siyaasadeed ee Maamulka Galmudug ayaa cirka isku shareertay kadib markii xildhibaano ka tirsan ay shaaciyeen inay xilkii ka qaadeen…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamada nabadsugidda Galmudug ay kala eryeen xildhibaano shir ku lahaa Hotel ku…
War-saxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Galmudug iyo mooshinkii xilka looga…
Madaxda Madasha Qaran ee Soomaalida ayaa caawa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xaaladda Galmudug iyo mooshinkii xil ka qaadista madaxweynaha…
