Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladii KMG ahayd, Xildhibaankii Qaranka iyo mid ka mida siyaasiyiinta ugu caansan degaanada Gobollada Dhexe…
Browsing: Galmudug
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in tartankii doorashada Aqalka Sare ee Galmudug kuraasta lagu kala iibsaday…
Haweeneydii ugu horeysay ee ka mid noqota xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo doortay xilkaas.
Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa saaka degan kadib duqeyn iyo rasaas ka socotay shalay oo dhan oo keentay qasaare dhimasho, dhaawac…
Maamulka Galmudug ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray dagaalo qorsheysan oo uu sheegay inay ku soo qaadeen Isbaheysiga Puntland iyo kooxda…
Wararka laga helayo magaalada kala qeybsan ee Gaalkacyo, Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaalkii barqanaimadii dib uga bilowday halkaasi uu si…
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) ayaa sheegay in kooxda Ahlu sunna ay u aqoonsan yihiin qeyb (Branch)…
Kooxda Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe ayaa xaqiijisay in mid ka mid madaxweyne ku xigeenada Ahlu sunna iyo taliye ciidan…
Wararka laga helayo Goboka Galgaduud ayaa sheegaya in taliyihii ciidamada Ahlu Sunna uu ku dhintay dagaalkii ay maleeshiyadiisu la galeen…
Dagaal kale ayaa la soo weriyay inuu galabta gelinkii dambe ka dhacay degaanka Godilabe ee oo maanta ay ku dagaalameen…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Gulleed oo wata ciidamo fara badan…
Xaaladda ayaa degan degaanka Godinlabe oo maanta duhirnimadii ay la wareegeen maleeshiyada Ahlu sunna kadib dagaal qasaare kala duwan dhaliyay…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd dagaal ka qarxay degaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud.
Maamulka Galmudug ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedeyntii ay Puntland soo saartay ee ku saabsaneyn in ciidamada dowladda Federaalka ay…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay diyaar u tahay inay magaalada Gaalkacyo y dirto ciidamo kala dhex gala labada maamul.
Dowladda Mareykaka ayaa warkeedii ugu horeeyay kasoo saartay duqeyntii ka dhacday degaanka Jeexdin ee duleedka Magaalada Gaalkacyo iyo xiriirka maamulada…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta magacaabay Guddiga Doorashooyinka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa war uu ka soo saaray dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ku bogaadiyay horumarka…
Beesha Sheekhaal ayaa muddo 24 saacadood ah u qabatay madaxweynaha Galmudug inuu jawaab cad uga soo bixiyo laba arrimood oo…
Maamulka Galmudug ayaa soo sharxay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka uga mid noqonaya maamulkooda.
