Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in deegaanka Godinlabe uu ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidanka Nabad suggida maamulka…
Browsing: Galmudug
Ciidamada AMISOM ayaa si rasmi ah loo shaaciyay in la geynayo degaanada Galmudug si ay u ilaaliyaan nabadgelyada goobaha ay…
Ciidamada Kumaandooska Milateriga Soomaaliyeed ee Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa gacanta ku soo…
Ciidamo ay dowlada Soomaaliya geystay magaalada Gaalkacyo ayaa xiisad ka dhex abuurtay maamulada magaaladaasi ka jira ee kala taabacsan Puntland…
Ciidamadii DANAB ee Kumaandooska Milateriga Soomaaliya oo dhowaan la dejiyay garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa lagu eedeeyay inay afduub ka…
Warar hor leh ayaa kasoo baxaya ciidamo ka socda kumaandooska Milateriga Soomaaliya ee DANAB oo dhowaan loo duuliyay garoonka magaalada…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa la sheegay inuu maanta imaanayo magaalada Muqdisho, isagoo ku biiraya shirka Madasha Qaran…
Wararka laga helay madax ka tirsan Puntland ayaa khashifay sababta ciidamada Kumaandooska Soomaaliya markii ugu horeysay loo geeyay meel ka baxsan…
Dowladda Soomaaliya ayaa degmada Caabudqaaq ee Gobolka Galgaduud ka dhistay ciidamo xoog leh oo noqonaya ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee…
Iyadoo la filayo maalinta Arbacadda ee berito uu magaalada Muqdisho ka furmayo shirka Madasha Qaran
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda caafimaad
Shil gaari oo caawa ka dhacay inta u dhaxeysa degaanka Saddex Higlo iyo Bandiiradley ee Gobolka Mudug ayaa la xaqiijiyay…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga Doorashada maamulkaasi ee heer gobol oo ka kooban 8 xubnood, waxaana guddiga oo loo…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay xiisad colaadeed ka taagan tahay Maamulada iska horjeeda ee Ahlusunna iyo…
Wasaarada Amniga Gudaha Galmudug iyo Maamulka Degmada Cadaado ayaa si isku mid ah u beeniyay warar ay baahiyeen Warbaahinta qaarkeed oo…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado oo xarunta KMG u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya in is rasaaseyn ay ka dhacday…
Saraakiisha ciidamada Milateriga ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen degaanka Ceel-Hareeri ee Gobolka Gal-gaduud. Degaankan ayaa…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa la sheegay inuu maanta ka dhoofay magaalada Baydhaba oo uu ka socday shirkii Madasha…
Kooxda Ahlu suna ee gobollada Dhexe ayaa xabsiga dhigtay Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaa Nuur oo la…
Dhaqdhaqaaq ciidamo Itoobiyaan ah oo fara badan ayaa laga dareemayaa Gobolka Galgaduud iyadoo wararka soo baxaya ay sheegayaan inay weerar…
