Xaaladda magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug ayaa la sheegay inay degan tahay kadib dagaal qaraar oo saaka ka dhacay.…
Browsing: Galmudug
Wararka hadda soo dhacay ee laga helayo magaalada Cadadao oo xarun u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya inuu halkaasi ka qarxay…
Heshiiskii Maamulka Galmudug iyo Is-maamulka Soomaalida Itoobiya oo magaalada Jigjiga ay ku kala saxiixdeen madaxweynayaasha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo…
Ciidamo Itoobiyaan oo wata gaadiidka dagaalka, si weyna u hubeysan ayaa maanta la wareegay garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ee xarunta…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa caawa sheegaya in meydad hor leh laga helay xadka Gobolkaasi la wadaago dalka Itoobiya,…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa xilka qaadsitii ugu horeysay ku sameeyay mid ka mida xubnaha golaha wasiirada Maamulkiisa, kadib markii wasiirkaasi…
Mas’uulka Amniga maamulka Soomaalida Itoobiya ee Kilinka Shanaad Yaasiin Cabdi Weris ayaa markii ugu horeysay si aan looga baran uga…
Wararka laga helayo degaanka Dacdheer ayaa sheegaya inuu sii xoogeystay dagaalka halkaasi ku dhex maraya dadka degaankaasi iyo ciidamada maamulka…
Madaxweynayaasha maamulada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo Galmudug Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa socdaal gaara ku jooga magaalada Roma…
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa soo bandhigay maanta Maxaabiistii uu ka qabtay kooxdii Alshabaab ee degaanadooda soo gashay kadib…
Wararka laga helayo saraakiisha ciidamada Galmudug ee dagaalka la galay kooxda Al-Shabaab ee kasoo firxatay degaanada Puntand ayaa sheegay inay…
Wasiirka warfaafinta dawlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aaden Cusmaan (Mesagowaay) ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Cadaado wuxuu faahfaahin…
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in sarkaal sare oo ka tirsan Alshabab ay ku dileen dagaalkii ay dhowaan la galeen Al-shabaab…
Maamulka Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo maanta kusoo bandhigtay 22 maleeshiyo oo ka mida Alshabaab ay shalay ciidamada Galmudug ku soo…
Madaxweynaha Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed ayaa ku baaqay dagaal lagu qaado koox aan ahayn Alshabaab oo degaanada maamulkiisa qas ka wada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dagaal ciidamada Galmudug iyo kuwa Alshabaab ku dhex maray degaanada tuulooyinka Budbud ee…
Galmudug ayaa sheegtay inay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug siiba qeybta ay ka taliyaan ee Koofurta Magaalada lagu qabtay 30 ka mid…
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug laga diray magaalada Gaalkacyo si ay uga…
Madaxweynaha Galmudug, Cabdikarim Xuseen Guuleed oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Cadaado ayaa ka hadlay xaalada dagaal iyo maleeshiyada Al-Shabaab…
Dagaal qasaare geystay ayaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ku dhex maray ka wada tirsan…
