Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) iyo Madaxweynaha Jubalanad Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa lagu casuumay inay tagaan magaalada…
Browsing: Galmudug
Dawlad Goboleedka Galmudug, waxay umadda Soomaaliyeed, Dowladda federaalka iyo beesha caalamkaba u caddeyneysaa in ciidamada Puntiland ay weerar qaawan ku…
Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu danbeyn ku qasbanaaday inuu tagi magaalada Gaalkacyo kadib markii in muddo ah…
Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi la socda oo xalay ku hoyday magaalada Gaalkacyo saakana u gudbay magaaladaa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Cadaado, waxa…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka degay galabta magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo ay soo dhoweeyeen…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in ujeedka socdaalkiisa uu yahay sidii loo afjari lahaa xal warana…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta ka degay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud oo xarun u ah…
Shirkii Golaha wasiirada Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta ka dhacay magaalada Garowe iyadoo uu guddoominayay madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas, waxaana…
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo uga hadlay arrimo dhowr…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku adkeystay inuu sii wadayo dhismaha jidka dhex maraya magaalada Gaalkacyo ee…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Gaalkacyo isagoo kulamo kala duwan la…
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in heshiis laga dhex waday labada maamul ee Puntland…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo oo shalay dagaal culus ku dhex maray ciidamo kala taabacsan maamulka Puntland iyo Galmudug ayaa…
Wasiirka Amniga Galmudug Cusmaan Ciise Nuur (Taar-dhuleed) ayaa sheegay laba ka mida ciidamada Maamulka Puntland ee ka mid ahaa ciidamada…
Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in maamulada Puntland iyo Galmudug in ay si degdeg ah u…
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dagaalka saaka ka qarxay magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug iyadoo Puntland ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaara magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo saaka dagaal culus ku dhex maray…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu saaka ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidamo…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/Kariin Xuseen Guuleed oo socdaal dhowr maalmood qaatay ku joogtay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa maanta…
