Madaxweynihii ugu danbeeyay maamul goboleedyada dalka ayaa u gacan galay dowladda Itoobiya kadib markii socdaal wax badan la sugayay uu…
Browsing: Galmudug
Madaxweynaha maamulka Goboladda Dhexe ee Ahlu suna Sheekh Axmed Shaakir ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb maanta kadib markii…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa galabta ka dhoofay magaalada Cadaado isagoo ku sii jeeda magaalada Addis ababa ee dalka…
Sarkaal ka tirsan ciidamada Galmudug oo magaciisa lagu sheegay Aadan Low ayaa lagu dilay degaanka Aricadde ee Koofurta Gobolka Mudug oo…
Maamulka Galmudug ayaa soo saaray war culus oo ku wajahnaa shirkadaha diyaaradaha ee ka howlgala gobolada dhexe ee Soomaaliya. Warkan…
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Ee maamulka Galmudug Jaamac Xasan Salaad ayaa shaaciyay magcyada maamulka Cusub ee Degmada Balanbael…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xalay magacaabay maamul cusub oo uu yeelanayo Gobolka Mudug, qeybta hoos tagta maamulkiisa, xaflad…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ku dhex jira magacaabidda maamulo cusub oo ay yeesheen gobolada iyo degmooyinnka hoos yimaada…
Maamul Goboleedka Galmudug ee uu hogaamiyo C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maamul cusub u magacaabay degmadda Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, iyadoo…
Munaasabadda maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Beelaha Gobolkaasi waxay Hubkooda ku wareejiyeen Maamulka Galmudug ee…
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen. Maxamed Sheekh Xasan ayaa socdaal ku jooga magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud isagoo halkaasi kulamo…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray ku faahfaahiyay waxqabadka maamulkiisa iyo qorshaha sanadkaan 2015 oo…
Wararka lagala helayo degaanka Camaara ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug ay dib ula wareegeen degaa degaanka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidamo milateri ah oo hor leh u dirtay maamulka Galmudug si ay u xoojiyaan awoodda difaac…
Madaxwaynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wafdi la socday oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta…
Maleeshiyo taabacsan Ahlu suna iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa la sheegay in xalay dagaal ku dhex maray degaanka Godinlabe oo…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada maamulka Galmudug ay xireen xubin ka tirsan Ahlu-Sunna Waljamaaca ee Gobolada…
Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamed Aadan Cismaan (Mesagawaay) ayaa sheegay in shirka wadatashiga siyaasadda ee Muqdisho ay Galmudug si buuxda uga qeyb…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta tababar ciidan uga furay 400 oo askar cusub oo kamid noqona doona ciidamada…
Ciidamo ka tirsan Maamulka Galmudug oo ka gadoodsan mushaar la’aan heysata muddo dhowr bilood ah ayaa xiray Madaxtooyada Maamulka Galmudug…
