Browsing: Galmudug
Jen. Indha-qarshe: “Maamulka Galmudug ma aha meel nin Wadani ah wax u doonto”
Madaxweynaha Galmudug ayaa u xiray Kusiga, waana xildhibaankii ugu horeeyay ee ka tirsan Xisbiga Xasan Sheekh oo ka badbaada Qoorqoor
Dad badan kuma baraarugsaneyn Kursiga HOP053 ee ay Baarlamaanka Federaalka ku leedahay Beesha uu kasoo jeedo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday…
C/naasir Geelle: “Fashil hoggamineed oo dhinac kasta ah ayaa ka jira Galmudug. Qoorqoor waa Mas madow oo aan abaal lahayn”
Madaxweyne QoorQoor ayaa codsaday inaan ka wada hadalno dhib guud iyo mid gaar ah oo horay innoo dhex yaallay.
Su’aalo badan iyo hadal-heyn ayaa ka dhashay kulan uu xalay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor la yeeshay Siyaasiga C/raxmaan…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb maanta ka dhacday Doorasho uu kusoo baxay C/llaahi Aadan Kulane oo ka mida madaxda Hay’adda NISA ee…
Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo saaka kusoo baxay Kursiga Xildhibaan ee Hop#138 oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa jeediyey…
Kulane Jiis ayaa loo xiray Kursiga oo looga saaray Qoondadii Dumarka, halka C/raxmaan C/shakuur beeshiisay go’aansatay in la siiyo Kursiga
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa qoraal uu soo saaray ku joojiyey Doorashada kursiga HOP053 oo lagu waday inay maalinta Berri ah…
Sarkaalkii ee ugu sareeyay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa markii ugu horeysay muddo shan sano ah lagu arkay goob…
