Xaaladda ayaa hadda degan, kadib qaraxyadii mattaanaha ahaa ee ka dhacay laba goobood laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee xigta…
Browsing: Garoonka Muqdisho
Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala beegsaday laba jid-gooyo oo laga galo garoonka…
SAWIRRO: Raashinkii dhacay Diyaaradii WFP ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho
Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aden Cadde International Airport ayaa sheegaya in maanta garoonka laga celiyay diyaaradihii…
Dowladda Soomaaliya ayaa xil cusub ku soo kordhisay Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo maanta lagu dhawaaqay Maareeye…
Shirkadda Daallo Airlines ayaa dib uga howl bilowday garoonka Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo ay maanta kasoo degtay diyaarad…
Agaasimaha hogaanka Socdaalka dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal C/laahi Gaafoow ayaa qoraal uu soo saaray ku caddeeyay in laga noqday joojinta…
Dowladda Jabuuti ayaa la sheegay inay joojisay duulimaadyadii diyaaradaha ee uga imaan jiray magaalada Muqdisho kadib falkii lagu qarxiyay diyaaradii…
Siyaasiga iyo weriyaha hore Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa qeylo dhaan ka soo saaray baaritaanka ka socda garoonka diyaaradaha Muqdisho,…
Ciidamo ka tirsan Booliska oo si gaara u tababarran oo wata Eeyo loo adeegsado baaritanka ayaa la geeyay garoonka diyaaradaha…
Diyaaradda Turkish Airlines oo duulimaadyadeeda Muqdisho ay hakad galeen tan iyo bilowgii bishan Febraayo ayaa maanta ka degtay garoonka Aadan…
Kadib dhacdadii lagu qarxiyay diyaaradii Daallo Airlines ee ka duushay Garoonka magaalada Muqdisho 2-dii Bishab Febraayo waxaa aad loo adkeeyay…
Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines oo joogto u tegi jirtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa hakisay safaradeedi Magaalada Muqdisho, iyadoo taas badelkeedana…
Sidee loo abaabulay qarxinta diyaaradii Daallo Airlines ee Hawada Magaalada Muqdisho ku qaraxday kadib markii ay 20 daqiiqo ka duushay…
Dowladda Soomaaliya ayaa caawa xaqiijisay warkii uu qoray xalay Wadani.com ee Ku saabsanaa magaca iyo qofka uu yahay ninka ka…
Duhurnimadii Maanta ayaa Diyaarad u kireyneyd Shirkadda Diyaaradaha Daallo waxay si degdeg ah ugu soo laabatay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde…
Diyaarad ay leedashay shirkadda Daallo Airlines oo ka kacday garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, ayaa degdeg usoo degtay, waxaana warar kala…
Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad ay leedahay shirkadda Daallo Airlines uu dab ka kacay…
Weerar nooc cusub ah ayaa caawa lagu qaaday Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo weerarkani uu ahaa mid looga soo qaaday…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta dhagax dhigay xarun laga hagi doono diyaaradaha maraya hawada Soomaaliya…
