Guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ku wajahan magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Browsing: Garowe
Taliye ku xigeenka Booliska maamulka Puntland Bille C/raxmaan ayaa lagu dhaawacay muran dhex maray taliyaha Booliska, sida ay sheegayaan wararka…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in halkaasi lagu xiray siyaasiyiin ku dhawaaqay urur la baxay Madasha Samata bixinta…
Shir looga hadlayay dhaqaalaha iyo mideynta canshuuraha guud ee dalka ayaa magaalada Garowe ugu soo gabagaboobay wasaaradaha maaliyadda dowladda Federaalka…
Baarlamaanka Puntland ayaa ansixiyey Golaha Wasiirada cusub ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweyne C/weli Gaas.
Wararka laga helayo Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa sheegayaa inuu halkaasi ka socdo dibadbax rabshado wato.
Waxaa baraha bulshada qabsaday dhacdo ku saabsan Orgi weerar u geystay dad fara badan magaalada Garowe ee Xarunta Puntland.
Socdaalkii la filayay inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku tago Degaanada Puntland ayaa si rasmi ah loo joojiyay.
War laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhaweyd kalsoonidii kala noqdeen, isla markaana rideen…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa amar ku bixiyay in la dabagalo oo la soo qabto xubnaha ka mida urur diimeedka la…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa soo saaray amar lagu xirayo xubnaha ka tirsan urur diimeedka cusub ee la baxay As-saaciduun Bilxaq.
Maxkamadda Gobolka Nugaal ayaa xukuntay inuu Telefishanka Universal dib uga shaqo bilaabo degaanada Puntland, waxaana ganaax la saaray labada dhinac…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay in la furay sameysashada xisbiyada siyaasadda ee maamulkaasi oo muddo dheer dib u…
Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Daraawiishta Puntland ayaa ka hadlay sababta ay u qabsadeen Koontaroolka magaalada xarunta ah ee Garowe.
Puntland ayaa dacwad ku soo oogtay telefishanka Soomaaliga ee Universal, kadib markii ay dhowaan ka joojiisay inuu ka howlgalo degaanada…
Gaadiidka isaga kala goosha gobollada Puntland ayaa xayiran iyadoo ay ciidamo gadoodsan ay joojiyeen isu socodkoda.
Saraakiisha sare ee Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa jawaab kulul ka bixiyay een hadalkii kasoo yeeray Wasaaradda Maaliyadda iyo Madaxweynaha Puntland…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay qabsadeen Bar koontarool oo laga soo galo magaalada Garowe ee…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xiisad ka taagan tahay magaalada, isla markaana iska hor imaadyo iyo qaraxyo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay la wareegeen xarunta Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ee magaalada Garowe.
