Magaalada Garowe ayaa maanta lagu soo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo Muqdisho ka tegay markii uu…
Browsing: Garowe
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in xiisad siyaasadeed ka jirto magaaladaasi oo uu maanta ku wajahan yahay madaxweynihii…
Kursi ka mida kuraasta dib loo celiyay ee shan-ta ah ayaa maanta dib loogu doortay magaalada Garowe ee xarunta Puntland.
Magaalada Garowe waxaa lagu soo badhigay fal kufsi ah oo naxdin leh, kaasoo ka dhacay magaalada Garowe.
Toos Garoowe : PUNTLAND VS GALMUDUG TARTANKA KUBADDA KOLAYGA GABDHAHA SOOMAALIYEED
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Maamulka Puntland ayaa ku gacan seyray go’aankii Guddiga xalinta Khilaafaadka ay ku laalay laba kursi oo lagu…
Magaalada Garowe waxaa ka socda qorsheyaal siyaasiyiinta beelaha Harti ku doonayaan inay kula wareegaan hogaanka dowladda cusub ee Soomaaliya.
Maamulka Puntland ayaa shalay soo dhameystiray doorashada xubnaha Aqalka hoose ee baarlamaanka, waxaana halkaasi lagu soo gabagabeeyay doorasadii labada aqal.
Shir saacado badan qaatay oo looga hadlay xaaladda dalka iyo Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Guriga C/raxmaan Faroole ee…
Magaalada Garowe, gaar ahaan xarunta Jaamacadda Bariga Africa waxaa maanta lagu doortay xildhibaanadii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Federaalka. Xildhibaanada la…
Doorashada Aqalka Hoose ayaa maanta lagu wadaa in lagu dhameystiro Magaalada Garowe iyadoo xildhibaano dhowr ah isla maanta la doortay.
Waxaa magaalada Garowe ka dhacay maanta Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka oo dib loo amba qaaday, waxaana ku soo baxay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa ceeb siyaasadeed iyo maamuus la’aan ka soo wajahday socdaalkiisii koowaad ee Muqdisho.
Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa mar kale olole doorasho u tegay magaalada Garoowe ee maamulka…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo dib ugu laabtay Garowe ayaa eedeyn u jeediyay ku xigeenkiisa.
Maamulka Puntland ayaa dib u fasaxay doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka, kana socotay magaalada Garowe kadib cadaadis uga yimid beesha…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu joojiyay Doorashooyinkii Aqalka hoose ee ka socday maamulkaasi.
Xildhibaan Maxamuud Maxamed Maxamuud (Kulalihi), ayaa isaga baxay doorashada aqalka hoose ee kursiga beeshiisa Muuse Saleebaan.
Mid ka mida xildhibaanadii hore ee ugu afka dheeraa oo dowladii Xasan Sheekh ayaa guuldarro xanuun leh kala kulmay dadaalkii…
Waxaa maanta mar kale doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka ka dhacday magaalada Garowe iyadoo lagu doortay saddex xildhibaan.
