Guddiga Doorashada Dadban ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka digay inay hakan doonto doorashada Aqalka hoose ee ka socotay magaalada…
Browsing: Garowe
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Aqalka hoose oo dhowaan lagu doortay magaalada Garowe ayaa xalay xilli dabnbe geeriyooday.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista dowladda Soomaaliya ayaa dirqi ah ugu guuleystay xildhibaanada kursiga Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Iyadoo ay socoto Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Garowe lagu doortay haweeneydii ugu horeysay ee Aqalka…
Waxaa magaalada Garowe maanta lagu doortay lix xildhibaan oo ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka.
Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka mid noqonaya Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd lagu doortay magaalada Garowe.
TOOS U DAAWO: Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee ka socota Magaalada Garowe. Doorashada kursiga ugu horeeya ee xildhibaanka kowaad ee…
Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada soo saaray go’aan lagu joojiyay diiwaan gelinta ergooyinka doorashada aqalka hoose ee beelo ka tirsan Puntland.
Bannaanbax looga horjeedo dagaalka magaalada Gaalkacyo oo lagu eedeeyay inuu wado madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka dhacay magaalada…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa laga waayay maanta kulankii Baarlamaanka Puntland.
Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta sagootin u sameeyay Wakiilkii Midowga Yurub ee Soomaaliya Michael Carvone oo ay u dhammaatay muddadii…
Iyadoo ay sii xoogeysaneyso ololaha doorashada 2016 ee logu jiro kuraasta labada aqal ee Baarlamaanka iyo Villa Somalia ayaa waxaa…
Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland ayaa qabsaday Bankiga magaalada Garowe kadib markii ay isku wareejiyeen xarunta Bankiga.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta ku sii jeeda magaalade Garowe ee xarunta maamulka Puntland oo uu…
Dadka magaalada Garowe waxay saaka ku soo baraarugeen dhacdo la yaab leh, kadib markii ciidamadii ilaalada u ahaa madaxweyne ku…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamo ilaalo u ah madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi…
Fanaanada Nasteexo Indho ayaa khilaaf ka dhex abuurtay Culimada Puntland iyo madaxda maamulka Puntland, kadib markii fanaanada ay bandhig faneed…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa la sheegay inuu abaal marin lacageed guddoonsiiyay
