Wararka laga helayo Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegaya inay maanta ka cabsi qabaan inuu qalalaase ka dhaco kulanka saddexaad ee…
Browsing: G/Banaadir
Faahfaahin dheerad ah oo laga helay kulan ay xalay magaalada Muqdisho ku yeesheen inta badan xildhibaannada iyo Wasirada kasoo jeeda…
Ugaaska Beelaha Mudullood Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa dulmi iyo ihaano ku tilmaamay wararka sheegaya in Gobolka Banaadir loo qoondeeyay…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay dagaal dhex maray ciidamada maamulka degmada Dayniile iyo ciidamo…
Ciidamo kala taabacsan Guddoomiyaha Degmada Deyniile iyo ciidamo mialtrei ah oo fadhigoodu yahay Gobolka Sh/hoose ayaa saaka dagaal culus dhex…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay howl burburin ah ka fuliyey Goob ay ku Ganacsan jireen dad rayid ah oo ku…
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa…
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa sheegay in go’aan cusub laga soo saarayo bandowga lagu soo rogay Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shaaiyey in isbedel lagu sameeyay qaabka loo aaso dadka u geeriyooda cudurka…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ka ururiyey Mootooyinka Dhugdhugleyda ah, waxaana howlgal lagu qaaday muddo 48 saacadood ah lagu…
Afhayeenkii hore ee G/Banaadir, haddana ka mida agaasimayaasha Maamulka G/Banaadir C/fataax Cumar Xalane ayaa maanta wareejiyey Guri uu kiro ugu…
Shacabka kunool qaar ka mida xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa bilaabay inay iskood ugu istaagaan dayactirka wado muhiim ah oo muddo…
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u dhis ku sameyneysa xarumihii canshuur ururinta degmooyinka Gobolka Banaadir.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhowaan jaangoyn ku sameeyay mushaarka ay qaataan madaxda kala duwan ee Gobolka Banadir iyo shaqaalaha, iyadoo…
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay inay burburiyeen dhismayeyaal ay sheegeen inay sharci darro ah oo ku yaalla degmada Waaberi ee…
Guddi Muddo 7 sano ah laga heystay qoyskii lahaa ayaa maanta lagu wareejiyey munaasabad ay goobjoog ka ahaayeen madaxda Gobolka…
Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Xamar-jajab ayaa maanta xilka la wareegay, kadib markii muddo toddobaad gudihiis ah loo magacaabay laba jeer…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faragelin ku sameeyay xil ka qaadis lagu sameeyay guddoomiye oo ka tirsan Gobolka Banaadir,…
Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir, kadib wareegto kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Yaaqshiid, Kadib markii dhowaan shaqada laga joojiyey Guddoomiyihii hore.
