Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi lagu gowracay nabadoon Caan ka ah Gobolkaasi.
Browsing: Gedo
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidammada Kenya ee qaybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika ee…
Ciidamo ka tirsan Milateriga Kenya ayaa xalay gubay xarun ay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku leedahay tuulada Khadiijo-Xaaji oo udhexeysa magaalooyinka…
Wararka laga helayo magaalada Mandhera ee Kenya ayaa sheegaya in ciidamo Soomaali ah oo gaaraya 180 askari ay u baxsadeen…
Wararkii ugu danbeeyay ee degmada Beled-xaawo ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ee Saaka aroortii qabsatay degmadaasi ay ka baxeen goor…
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay la wareegeen degmada Buulo-xaawo kadib weerar…
Sarkaal ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inuu maanta isu dhiibay ciidamada Dowladda ee ku sugan Gobolka Gedo.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in meydadka laba oday dhaqameed la soo dhgigay duleedka degmada Ceel-waaq.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu sarkaal ka tirsan Alshabaab isku ciidamad dowladda Soomaaliya.
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Birta Dheer oo 20 KM…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ay caawa weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya leeyihiin.
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad xamuul ay ku dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Garbahaarey.
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in dyaarad xamuul ay ku dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Garbahaarey.
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dil loo geystay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Alshabaab, kaasoo nin ilaale u…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeyn ay diyaarado dagaal ku qaadeen saldhig ay Alshabaab ku lahaayeen degaanka Yurkud ee…
Kooxda Alshabaab ayaa Gobolka Gedo ku afduubtay shaqaale ka tirsan Hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO oo degmada Luuq ka waday…
Khilaaf ka dhex taagan ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa sii xoogeystay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Wararka aan ka heleyno degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…
Wararka laga helayo Gobola Gedo ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa ciidamada Itoobiya ee ka howlgala Soomaaliya uu is dilay.
Maanta oo ah 15-ka Janaayo 2015 waxay ku beegan tahay sanadguuradii koowaad ee dagaalkii Ceelcade oo Alshabaab ku laayeen ciidamadii…
