Diyaargarow xoog leh ayaa ka socda Gobolka Gedo gaar ahaan degmooyinka Doolow iyo Beledxaawo oo maanta lagu soo dhoweynayo Wasiirkii…
Browsing: Gedo
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Somaaliya ay Gaadiidka aanay rasaasta karin diyaarad ku geysay Galabta garoonka…
Wasiirka amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa ka hadaly heshiis la sheegay inuu la galay dowladda Federaalka.
Ciidamo, hub iyo gaadiid dagaal ayaa mar kale maanta ka degay garoonka Doolow ee Gobolka Gedo, kuwaas oo laga qaaday…
Dowlada Soomaaliya ayaa shalay gelinkii dambe dhalinyaro kusoo daabushay diyaarado kasoo qaaday degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta degmada Doolow ee gobolka Gedo ka dejisay ciidamo hor leh oo ka tirsan Militeriga, gaar ahaan…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha ayaa soo saaray baaq degdeg oo ku…
Wararka laga helayo magaaalada Baydhaba oo shirku uga socdo Guddiga Farsamada Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ayaa sheegaya inuu maalintii…
Waxaa magaalada Baydhaba ee maamulka K/Galbeed ka furmay shirkii Guddiga Farsamada ee xal u helidda khilaafka Doorashooyinka, iyadoo ay Beesha…
Puntland ayaa ka jawaabtay eedeyntii ka timid Madaxweynaha xilligisu dhammaanayo ee Maxamed C/llaahi Farmaajo kuna saabsaneyd inay ka danbeeyeen fashilkii…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa faahfaahin ka bixiyey shirkii Dhuusamareeb…
Maamulka Gobolka Gedo ee hoos taga Dowladda Federaalka ayaa shalay Galab iyo xalay waday abaabulka bannaanbaxyo ka dhacaya degmooyinka Gobolkaasi,…
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mida aqoonyahanadda caanka ah ee Soomaalida ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee dalka iyo…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa diiday talo soo jeedin ka timid Guddi ka mida madaxda ka qeyb glaeysa shirka…
Wararka laga helayo magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in is rasaaseyn kooban ay xuduudka ku dhex martay ciidamada…
Taliyaha ciidamada dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneral Maxamed Tahliil Biixi ayaa weerar aan hore loo arag oo afka ah…
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee hoos-taga dowladda Soomaaliya Axmed Buulle Gareed ayaa si kulul ugu jawaabay Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan…
Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Sheekh Maxamuud C/nuur (Janan) si kulul ugu hadlay dagaalkii magaalada Beledxaawo ka dhacay 25-kii Janaayo…
Wafdi ay ka mid yihiin wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka ka degay garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow, Gobolka…
Golaha Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku eedeeyay dagaalka kasoo cusboonaaday degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo.
