War saxaafadeed caawa kasoo baxay Wasaarada dibadada Soomaaliya yaa lagu eedeyeyay dowladda Kenya inay soo abaabushay maleeshiyo ay hubeysay oo…
Browsing: Gedo
Wararka laga helayo magaalada Mandhera ee dalka Kenya oo kaabiga ku heysa Beledxaawo ayaa sheegaya inay madaafiic ku dhaceen guryo…
Dowladda Kenya ayaa walaac ka muujisay dagaal ay sheegtay inuu kasoo cusboonaaday degmada Buulo-xawo ee Soomaaliya iyadoo ka digtay inuu…
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Gen. Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaalkii xalay iyo maanta ka dhacay magaalada…
Xog dheeraad ah ayaa laga helay Askar badan oo isu dhiibay Ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Beledxaawo ee…
Wararkii ugu danbeeyay ee Degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka mida kuwii taabacsanaa Wasiirka Amniga Jubbaland lagu…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu saaka dagaal mar kale ka qarxay magaalada xuduudka ku taalla ee Beledxaawo,…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in jabhad fallaago oo dowladda Kenya ay hubeysay inay usoo tallowday xuduudka Soomaaliya ayna weerar ku…
Guddomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Gedo ayaa looga yeeray magaalada Muqdisho, kadib markii uu farriin u diray madaxweynaha Somaaliya…
Guddoomiyihii Gobolka Gedo ee xilka laga qaaday Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) ayaa xilka ku wareejiyey qaab aan la fileyn, kadib…
Guddoomyihii Gobolka Gedo ee hoos taga dowladda Federaalka ayaa xilka laga qaaday, iyadoo guddoomiye cusub loo magacaabay Gobolka Gedo.
Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda Gobollada Bay iyo…
Qoraalka Beesha Caalamka kasoo saartay is-mari waagga ka taagan Doorashada dalka ee 2021 ayaa inkastoo uu walaac ka muujiyey fulin…
Ciidamo nooc cusub ah oo isniintii ay dowladda Soomaaliya ka dejisay garoonka Doolow ee Gobolka Gedo ayaa loo qeybiyey hub,…
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee hoostaga dowladda Federaalka Cismaan Nuur Xaaji (Macalimuu) ayaa sheegay in askartii Jubbaland abaabushay ee xuduudka Beledxaawo dhinaca…
Dowladda Federaalka ayaa mar kale maanta ciidamo hor leh ku daad gureysay Gobolka Gedo, kuwaasoo ka degay Garoonka Diyaaradhaa magaalada…
Iyadoo maanta oo dhan dowladda Soomaaliya ciidamo kala duwan diyaarado ugu daad gureysay Gobolka Gedo ayaa galabta waxaa halkaasi gaaray…
Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa si cad u sheegay inaysan maamulkiisa wax tabasho ah ka qabin sida dowladda…
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay xiisadda ka taagan dalalka Kenya iyo Soomaaliya, kadib markii dowladda Soomaaliya ay ku…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay Ciidamo badan u dirtay xuduudka Kenya iyo Soomaaliya, gaar haan magaalada Mandheera, sia ay…
