Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»XOG: Madaafiic ku dhacday Mandhera iyo Ciidamada Kenya oo qaaday dhaawaca saraakiishii Jubbaland

    XOG: Madaafiic ku dhacday Mandhera iyo Ciidamada Kenya oo qaaday dhaawaca saraakiishii Jubbaland

    January 25, 2021Updated:January 26, 20211 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo magaalada Mandhera ee dalka Kenya oo kaabiga ku heysa Beledxaawo ayaa sheegaya inay madaafiic ku dhaceen guryo ku yaalla magaaladaasi, iyadoo ay ku dhaawacmeen dhowr qor.

    Saraakiisha Amniga ayaa Kenya sheegay inay ciidamadooda heegan ku jireen, haddiiba ay dhacdo in dagaalka uu kusoo faafo gudaha Kenya, laakiin dadka degaanka ayaa sheegay in ugu yaraan laba Guri uu dab ka kacay, kadib markii ay ku habsadeen madaafiic ka yimid dhinac Beledxaawo.

    Warbaahinta Kenya ayaa sheegtay in 12 qof oo 9 ka mida ay Kenyaan yihiin ay ku dhawacmeen rasaas iyo madaafiic ka timid dhinaca Beledxaawo ee Soomaaliya oo dagaal ku dhex marayay ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa taageersan maamulka Jubbaland.

    Dhinaca kale Ciidamada Milateriga Kenya ayaa la sheegay inay caawinayeen ciidamada C/rashadii Janan ee dagaalka ku qaaday Beledxaawo, waxayna dhaawaca ciidamada Jubbaland geeyeen Mandera County Referral Hospital. 3 ka mida dhaawacyada Ciidamada Jubbaland ayaa la sheegay inay saraakiil ahaayeen.

    Waxay kaloo warbaahinta Kenya qortay in ciidamada Kenya ay ilaalo ka hayaan saraakiil iyo madax ka tirsan Jubbaland oo degan guryaha dowladda Kenya leedahay iyo xarumo kale.

    Bula hawa Gedo KDF Kenya Mandhera
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Kenya oo Digniin ku saabsan Dagaalka Beled-xaawo u dirtay Midowga Afrika (Akhriso)
    Next Article Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo eedeyn culus u jeedisay Kenya. (Waxay dooneysaa inay qeyb ka mida Somaliya..)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo