Alshabaab aya weerar qasaare dhaliyey ku qaaday degaanka Mandheera ee Waqooyi Bari, Keny, iyadoo lagu dilay saraakiil ka tirsan ciidamada…
Browsing: Mandhera
Wararka laga helayo magaalada Mandhera ee dalka Kenya oo kaabiga ku heysa Beledxaawo ayaa sheegaya inay madaafiic ku dhaceen guryo…
Faahafahin dheeraad ah ayaa ka soo baxyesa weerar ay maleeshiyada Al-shabaab ku qaadeen Gaadiidka Basaska ee ka shaqeya magaalooyinka Mandheera…
24- saacadood kadib ma jiro wax jawaab ah ama xaqiijin ah oo ka soo baxay dowladda Kenya kadib markii Madaxtooyada…
Wararka laga helayo magaalada Mandheera ee dalka Kenya ayaa sheegay in dad magaalada, siiba qeybta saaran xuduudka Soomaaliya ay bilaabeen…
Guddoomiyaha Mandhera, Kenya Cali Roba ayaa goor dhoweyd digniin culus kasoo saaray colaad ka qaraxda magaalooyinka Mandhera iyo Beledxawo ee…
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in ciidamada Jubbaland ay ku sugan Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya oo…
Guddoomiyaha Mandheera Cali Roba ayaa dowladda Kenya ku eedeeyay inay Mandheera ku heyso wasiir baxsad ah oo ka tirsan Maamulka…
Kadib markii degmada Beledxaawo iyo gudaha Soomaaliya laga saaray ciidamadii Jubbaland ee taacsanaa Wasiirkii Amniga maamulkaasi C/rashiid Janan ayaa la…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaaday Bas rakaab ah oo…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegtay inaysan waxba kala socon arrinta Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo Kenya ku sugan…
Alshabaab aya sheegatay weerar ka dhacay duleedka Magaalada Mandheera ee W/Bari Kenya, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan weerarkaasi oo…
Guddiga heerka wasiir ee dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka dhacay magaalada Mandheera ee Waqooyio Bari Kenya, iyadoo ay labada…
Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa gaaray magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.
Wararka laga helayo magaalada Mandhera ee Kenya ayaa sheegaya in ciidamo Soomaali ah oo gaaraya 180 askari ay u baxsadeen…
Askari boolis ah ayaa lagu dilay weerar ay kooxda Alshabaab ku qaaday magaalada Mandhera ee Waqooyi Bari Kenya.
Dawladda Kenya ayaa Bandow kusoo rogtay magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya kadib weerarro is-dabajoog ah oo dhacay bishan…
Afhayeenka guud ee AlShabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa digniintii ugu dambeysay u jeediyay dowlada Kenya kadib…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaaday degaan ka tirsan magaalada Mandheera ee dalka Kenya.
Dabley hubeysan oo loo maleynayo inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa goor dhoweyd weerar ku qaaday Basas dadweyne oo marayay…
