Magacaabidda guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo saacadaha soo socda.
Browsing: Gobolka Banaadir
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay olole ka bilaabnaya magaalada Muqdisho oo ku saabsan bilicda caasimadda.
Iyadoo la wada sugayo isku shaandheynta guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in mas’uuliyiin fara badan…
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay in khalad weyn ka jiro Muqdisho iyo Gobolka Banaadir sida loo fasirayo.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa in roobabkii xalay da’ay ay geesteen waxyeelo geysteen.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa bixiyay balanqaadyo waaaweyn oo ku saabsan ammaanka iyo cadaaladda Gobolka Banaadir.
Kulan weyn oo ay ka qeyb galee Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, wasiiro, xildhibaan, odayaal dhaqameed iyo qeybaha bulshada ayaa ka…
Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha Golaha wasiirada ugu jira Beesha Hawiye iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Iyadoo la wada sugayo xil ka qaadis iyo isbedel weyn oo lagu sameeyo guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa culeys aan hore loo arag saaray agaasimeyaasha maamulka Gobolka Banadir iyo…
Wararka laga helayo xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in isbedel balaaran lagu sameyn doono guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in 17 qof oo barakacayaal ah.
Magaalada Muqdisho ayaa caawa laga dareemayaa isbedel dhinaca bilicda ah kadib markii maamulka Gobolka Banaadir uu nalal fara badan ku…
15 qof ayaa ku dhintay Xero dad barakacayaal ay ku noolyihiin oo ku taalla degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
Taliyeyaasha ciidamada milateriga Soomaaliya, kan AMISOM iyo Booliska AMISOM ayaa saaka tegay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.
Gobolka Banaadir ayaa qeyb muhiim ah laga siiyay qorsaha sugidda amaanka Muqdisho kadib dib u sixid lagu sameeyay Go’aanadii Golaha…
C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa si lama filaan ah u tegay shir…
Shirka Arrimaha Soomaaliya ee magaalada London ka furmaya berrito oo ku beegan 11-ka May 2017
